Qoraallo

WAAYIHII WARSAME Q17AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q17AAD Warsame oo degdegaya ayaa qolkii taarku yaallay ka soo baxay, waxa uu mar horeba go’aansaday in uu gaari kiraysto oo aabbe soo qaado uu na keeno isbitaalka...

Filan waa Q39AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q39AAD Waan ka xumahay in xusuustii Canab maanta  aad shandadeyda ka hesho, yeelkeede waxaan filayaa in arrintaasi wax ka soo qaad lahayn, maxaa yeelay  ammin fog ayaa ka...

Doob gaamuray! Q13AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q13AAD Shilka murugada iyo naxdinta badan dhaliyay ee Gobaad darteed u dhacay, wuxuu aad u kala fogeeyay colaad aad u xunna ka dhex dhaliyay, labadii reer ee xididnimada...

WAAYIHII WARSAME Q16AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q16AAD Galabkii jimcada ayaa Cumar iyo ciidankiisi ku aruureen qolkii qur’aanka lagu dhigi jiray. Tirada kooxdu waa labaatan iyo labo kan ugu wayni toban iyo sagaal jir yahay. Cumar...

DIB-U-ARAGGA SANADKII TEGAY EE 2018

"Haddii akhrisku yahay cuntada maskaxda, akhriso buuggaagta" -Mudanist Sanad walba wax baan ku xusuustaa. Kii 2017, waxaan ka helay boholyow akhris. Waa sanadkii aan dhex maquurtay badweyn akhris. Waan is-helay sanadkaas,...

Waa kuma mucaarad siyaasadeed? W/Q: Shaafici Macallin Axmed.

Waa kuma mucaarad siyaasadeed? Erayga mucaarad waa eray carabi ah, Afka carabiga waxa uu noqdaa dhawr ujeedo oo kala ah: Loolan Xisbi ama urur siyaasadeed Loolan Loolanku waa tartan u dhaxeeya laba qof ama ...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q36AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been Q36aad. Xasan ” Walaal aad baad u mahadsantahay waan ogaa in aad war sugan ii keenayso, Saaxiibkayna aniga ayaa la wadaagaaya, waaba uu iga war...

Kala duwanaansho W/Q:-Ismaaciil Foodcadde

                                              Kala-duwanaansho Ereygaan ayaa ah mid dulucdiisu ay tahay walxo liddi isu ah, ama ba arrimo is-diiddan oon is-waafqsanayn, isla-markaana aanan la isku raacsanayn oon weliba sinnayn. Haddii aanu si...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 73aad 

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 73aad                                       1- Dadka iyo Deegaanka Goobta aad ku nooshahay iyo dadka aad la nooshahay oo wanaagsanaadaa cabirka laga qaato...

GORFEYNTA NOLOSHII SILLOONEYD W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

GORFEYNTA NOLOSHII SILLOONEYD W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal"   Magaca Dhiganaha: Noloshii Sillooneyd. • Qoraha ebyey: Cabdiraxiin H. Galayr • Bogagga: (209 bog). • Hormooyinka: (5 hormo) oo dhan isula jeeda, marna aan is...

SHEEKOOYIN