XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 78aad
1-Sabar iyo mahadnaq
Murugada ma harayso inta nolol jirto.
Dadka aan wanaagsanayna dunida kama dhammaanayaan inta nololoshu socoto
Yaabkuna kama dhammaanayo...
Wanaag iyo xumaan midkee ayaa aad filataa?
====================================
Nin xigmad badan ayaa fadhiyey waddo tuuladiisa laga soo galo. dabeedna nin socoto ah ayaa u yimid oo waydiiyey ``Waxa aan doonayaa in...
Islaamka iyo Mucaaradnimada
Erayga mucaarad waa eray siyaasadeed waxaana inta badan loo adeegsadaa marka ay jiraan aragtiyo is diidan oo iska soo horjeeda. Tus: Xisbi ama koox siyaasadeed oo ka...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 77aad
1-Wax la wadaag
Qofka si toosan aan kuu eegin karin oo goos goos kuu eegaya waa qof aad...
DOOB GAAMURAY Q – 15AAD
Qoyska reer Haybe Warfaa, waxa ay la murugaysan yihiin oo ay ka seexan kari weysan yihiin maqnaashaha gabadhooda oo meel ay ka doonaan ay garan...
Run Miyaa? Ma ogi. No.191
Jacfar yare ayaa yiri:
Hal Geed waxaa laga sameyn karaa 1000 Xabo oo Taraq ah, laakin hal Xabo oo Taraq ah ayaa gubi kara 1000 Geed.
Hal...