Garsoorkii gurracnaa
“Garsoorka marka muuqaal lagu muujinayo waa la indho-tirey, si garsoor-darrada indho loogu yeelo. Markaas, garsoorku ma kala garanayp qofkii gar leh iyo kii gardaran; balse, garsoor-darradu qofkii ay doonto,...
GARBADUUB Q21AAD
Ciidankii raacdada ahaa waxa ay la xidhiidheen Bile Dheere, waxa ayna u sheegeen oo ku wargeliyeen inay qabteen qaarna dileen raggii baxsaday, balse ay Afar ka mid...
Dhugasho kooban "GACAL IYO GAYAAN"
Gacal iyo Gayaan, waa buug sheeko faneed ah oo runtii anigu aan wax badan ka bartay, dad badan oo sidayda ahina ay ka...
Maansada Soomaali-baan ahay
Maansada soomaali-baan ahay, waa maanso aan shalay ka soo jeediyey xus iyo xasuus aan u sameynay dharaaraha Cawaale (Calanka iyo xornimada), laga soo billaabo 26-juun ilaa shalay...
GARBADUUB Q20AAD
Ciidankii uu soo diray Caddaawe markay meel ka dheer meeshii ay kala baxsadeen geeyeen ayay yidhaahdeen, intaas ka badan idin ma wadi karno ee dhinaca buuralayda ahna aada,...
Kulankeena hortiis hal maalin ayay i soo wacday waxay ii sheegtay in aan barri ugu marti ahay meel hebla.Waxay ahayd meel qurux badan aadna ugu fiican kaliyaysiga umaan baran...