Qoraallo

Faaleynta Buugga Col iyo Nabad W/Q Abdulle Abdi Karim

Buugga Col iyo Nabad oo ay isla qoreen qoraa sare Warsame Axmed Camale iyo Dhigiisa Beate Harant. Buugga waa buug ka kooban qoraal lagu kabay Farshaxan. In aad aqrisaa dhowr daqiiqo...

WAAN TAGEY | Qore: Cabdinaasir-Xiddig

WAAN TAGEY Qore: Cabdinaasir-Xiddig     Markaan u dalaabay duni kale baan Dadkaygii u xiisay doornaa. Macsalaamayntu waa mid inta badan murugo iyo hilow xambaarsan. Marka aad dhabarka xejinayso xigtadaada, widaayadaada iyo midda...

RAQ IYO RUUX W/Q ABDULLE ABDI KARIM (ABKA XAAJI)

Raq iyo Ruux 20 sanno ka dib ayuu baraha bulshada ka soo muuqday sawirkisa waxaa ku xardhan erayo maan-rujis ah sida Nuurki Qalbiga, haddaan nin karmeed helay ilmaheyga Aabbahood IWM. Dabcan...

Lama Filaan Q/2aad W/Q Abdulle Abdi Karim

2aad Muscab  talo waxa uu rogrogo oo uu marba dhinac iska taago, ugu danbeyn waxa uu go'aansaday inuu ka war-doono, dadka dhan waa eegayaan ninkaan ubaxyada sida iyo guriga uu...

Diidmadii Oday Diiriye W/Q : Maxamed Maxamud

Oday Diiriye muxuu u diiday lacagta? Waxa jiray wiil aabihii ka dhaxlay hanti badan. Waxa la odhan jiray Geedi. Waxa uu ganacsigii iyo tacabkii aabihii u waday si wacan ilaa...

LAMA FILAAN W/Q: Abdulle Abdi Kari

Lama Filaan Maama Baluusha hadda waa 55 jir, magaceedii hore waxa uu ahaa Binti Baluusha dhallinyaranimadeedii waxa ay ku soo qaadatay, in la kala garan waayo kii qabi jiray, kan...

Gorfeynta dhiganaha “DHIMAAL DHAQAN” W.D. Cabdulqaadir Maxamed Xasan

Gorfeynta dhiganaha "DHIMAAL DHAQAN" Waxa uu saldhig u yahay si faahfaahsanna u bidhaaminayaa qaybo ka mid ah dhaqankeennii oo uu boor fuulay kuna sigan salguur. Sida magaca buugga ku xusan...

DABINKII DOOLIGA

Dabinkii Dooliga Oday Xundubey oo suuqa ka soo dukaameystay baa  xaafaddiisa la yimid Waliinjo xiran oo ka sameysan waraaqo ubaxyo lagu xardhay, waxa uuna guddoonsiiyay xaaskiisa Isniino, Maamo Isniino Farxad...

Gabayga: Meeraysi. Curiye: Xasan Qorile

Gabayga: Meeraysi 1.⁠ ⁠Maansada rag waa wada marshaa waase kala maaane  2.⁠ ⁠Ninba meeshow mudanka u arkow mowjad saartaaye  3.⁠ ⁠Midnimiyo israac iyo inaan midig walaalowno  4.⁠ ⁠Marna horumar aan tiigsannoo meel u...

BIRIMADII HAWEENKA! W/Q. Cabdikariin Cabdulle (Abka Xaaji)

War aan la qabin xiiso ayuu leeyahay waxaadna ku garan kartaa sida loogu dheg taagayo. Beri aan yaraan jiray ee aan dhiganayay dugsiga hoose dhexe ee wardhiigleey. (Waxa ay ka...

SHEEKOOYIN