Yaynaan SOOMAALIYOOBIN!
Isla maanta, waa galinkii danbe, ee jimcaha, aniga iyo Maxamed Daahir Cawad ayaa u ambabaxnay, duleedka magaalada Hargaysa, jeerkaas oo aan rabnay, in aan ku soo laydhqaadanno, wixii...
QOOMAMO!
Waxaan ahay qof nool oo nafi ku jirto, balse saaxiib dhow ka dhigtay wax aan noolayn, oo wax nool ka yimi. Ma riyoonayo, mana hadrayo ee naftayda ayaan uga...
Guurka iyo Lammaanaha
Waa maxay Guur?
Guurku waa heshiis xeer diineed ku fula oo lammaanaha is cugtey ee is calmaday ku heshiiyaan iney dhidbaan qoys ay wadaag ku yihiin talo...
Ha ismoodin kaligii dhibbane!
Waa barqo dheer, goor sheegtaduna ay sheegayso tobankii subaxnimo “10:00am” Goobtuna waa isbitaalka wayn ee magaalada, Saaka waxaa hor tuban dad badan oo duruufo kala duwani...