Nidaam xumada Idaacadaha dalka!
Magaalada Muqdisho, waxaa ka howlgala ku dhawaad 30 idacadood, oo ka la duwan, is la markaana maxalli ah. Waxey idaacadahaasi hoostagaan maamullo gaar ah ama...
Nabsi ma geline naf yahay ha ii darnaan! Q1AAD.
Waa gabar da’yar. Dabeecaddeedu la ma sinna midda dadka kale, oo waxyaabo badan ayey kaga duwantahay. Waa mid nafteeda ku kalsoon,...
QAABABKA HADALKA isku YAACSAN
BERYAHAN DAMBE waxa aan aad ugu kuurgalayay idaacado warbaahineed ee Soomaaliyeed, oo laga kala dhegeysan karayo ruuman (abbaaro) kala geddisan oo ka mid ah mareegta (internet-ka)....
Waxaan idiin soo lifaaqaynaa; Tirsigii 34aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha Jannaayo.
Wargeyska bishan waxaad ka heli doontaan; warbixin ku saabsan wadahallo u furmaya Galmudug iyo Ahlusunno, golaha...
Waddani-Dhaan!!!
Bulshadii waayahaan waxaa wareeriyay rag iyo dumar isku dhafan oo mar Alle iyo marka ay cod-baahiye fursad u helaan ka dhawaajiya erayga WADDANI, kaasoo ay hadba raar la koraan...
I boorri intii aad i baqdin gelin lahayd!
Qof kasta, oo bani Aadan ah, wuxuu leeyahay, awoodo badan, oo uu Alle ku mannaystay. Awoodda Alle uu siiyay dadka, wuxuu ugu...