Qoraallo

Waxyaabihii Islaamku Ku soo Kordhiyey Adduunka W/Q: Cabdifataax Maxamuud Cabdi Dheg-bahaaf

  Waxyaabihii Islaamku Ku soo Kordhiyey Adduunka Mahad oo dhan dhammaanteed Eebbe ayey u sugnaatay SWT . Marka aan ka hadlayno mawduucan ‘ Waxyaabihii Islaamku Kusoo Kordhiyey Adduunka’, run ahaantii...

Dowladda dhexe iyo Maamul goboleedyada dalka Q2AAD W/Q: C/salaan Macallin Cabdullahi.

HALKAN KA AQRISO Q1AAD  Dowladda dhexe iyo Maamul goboleedyada dalka. Qeybtii 2aad. *** Dhanka kale marka laga hadlayo xiriirka Dowladda dhexe iyo Maamul goboleedyada ceynka uu yahay, iyo waliba howlaha sida loo kala...

Aabbihii iskuulka aaday W/T: Barkhad Cabduqaadir Awcali

Aabbihii iskuulka aaday Wuxuu ahaa aabbe da’ ah, oo dhalay afar wiil oo xaasleyaal ah, wuxuu doonay inuu la noolaado curadkiisa, soo dhaweyn, wanaag, tixgelin iyo Tawl jacaylino ayuuse wiilkiisa...

Qaxootinimo Q1AAD W/Q Aqwaan Xasan jidhi

Qaxootinimo Meel aanay jirin wax rajo ah, noloshu waa micno la'aan. Qaxootinimo waa marka aad ogtahay inaysan jirin meel kaaga wanaagsan hooygaada oo haddana aadan tagi Karin, waa marka aad...

Badeennu barwaaqo badanaa! W/Q: Maxamad Xasan Xaaji

Badeennu barwaaqo badanaa!   Aroornimadii saakay ayaan u kallahay xeebta. Markaa tagay ayaa billaabay inaan xeebta ugu socdo si dhirir ah, anagoo xeebiniya afafkeeda. Aad bey u qurux badneed, waxaana i...

Inantii Xaaraan Ku naax! W/Q; Ibraahin Maxamad Sheekh Cabdi.

  Inantii Xaaraan Ku naax! Shan sanno ka hor, waxey ku noolaayeen guri yar oo ka kooban seddax qol oo Jiingad ah, haddana aad u ah bolol ah muddo dheer aan...

Naftu Su’aalo badanaa! W/Q:Garaad yoonis Gajoome

                       Naftu Su'aalo badanaa! Horta waad tahay qof nolol la la wadaago , oo waad tahay ruux aan marnaba laga caajisayn, dabcigaaga wanaagsan iyo damiirkaaga xalan . Alla ninkii ku...

Abaalgudkii Soomaaliyaysnaa! W/Q: Abdisamed Bashe

ABAALGUDKII SOOMAALIYAYSNAA!   Ganacsi kasta oo uu sameeyo waxuun baa si ka noqda oo macaash daayoo kharashkii ku baxay ma soo celiso meheraddii uu furtaaba. Inay tahay farsamo xumo, khibrad la’aan...

Dowladda dhexe iyo Maamul goboleedyada dalka W/Q: C/salaan Macallin Cabdullahi.

  Dowladda dhexe iyo Maamul goboleedyada dalka. Bulshada Soomaaliyeed intooda badani, aragti iyo xog dhameystiran kama heystaan arrimaha la xiriira siyaasadda iyo maamulka dowladnimo, sidaa darteed ayaa waxaa had iyo jeer...

KU SOCOTO NINKAYGA. (WARQAD FURAN) Qore :Mohamed Musa Sh. Noor

KU SOCOTO NINKAYGA  (WARQAD FURAN)   Nolosha waa mid dhinacya badan iska kaa tusisa dhacdooyin badana leh, kuwaas oo aad ka taxaddari lahayd inta aysan kugu dhicin haddiiba aad ogaalkeeda lahaan...

SHEEKOOYIN