Qoraallo

Muqdisho maxay galabsatay?! W/D: Cabdixafiid Maxamad Xersi

Muqdisho maxay galabsatay?!   Muqdisho waa caasimadda dalka. Waxa Konfur ka xiga badweynta Hindiya, bari Shabellaha Dhexe, waqooyi iyo galbeed Shabellaha Hoose. Muqdisho waxa ay caan ku tahay waxa kaa mid...

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal W/Q: Abdiwahaab Abdulqadir Mahamud (Carab)

  Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal Q2AAD. Cali wuu yaaban yahay inuu riyo ku jiro iyo in kale ayuu kala saari la'yahay waayoo wuxuu arkayaa dad wada faraxsan, cunto fudud iyo...

Siday Qarammada Midoobay u Khayaantay Bosniya (QISO KOOBAN)

Siday Qarammada Midoobay u Khayaantay Bosniya (QISO KOOBAN)   Sanadka kun iyo sagaal boqol iyo kow iyo sagaashanka waxaan ku noolaa magaalada Vienna, caasimadda dalka Austria, anigoo ahaa Danjiraha Dawladaha Jaamacadda Carabta...

DAMACU WAA SIRTA NOLOSHA!! W/Q:- Cabdicasiis Axmed Barrow

DAMACU WAA SIRTA NOLOSHA!! Dunida waxaa buuxo sheekooyin aad u tira badan oo waliba kala jaad-jaad ah, kuwaasi oo tusmo iyo tusaaleyn ugu filan aadmiga iney noloshooda kaga cabiraan hadba...

Andalustii Shalay Iyo Soomaaliyada Maanta Q3AAD W/Q: Maxamed Xaaji Xasan

          Andalustii Shalay Iyo Soomaaliyada Maanta Q3AAD  Dhankii cilmiga iyo culimadii sayniska Qeybihii hore waxaa aanu ka soo hadalnay aas-aaskii Andalus iyo heerkii ay ka gaadhay dhankii cilmiga diiniga ahaa, bal maantana...

Arag aanan ayaansan! WQ: Ramla Gobdoon

Arag aanan ayaansan!   Waa aroornimo arbaca ah. Saaka waxa ay la soo kacday firfircooni iyo dareen diirran, oo jirkeeda saaqay. Ma taqaan sababta, balse waxa ay dareensantahay in uu u...

HAYB SOOCII LAKI Q2AAD W/Q: Cabdufitaax Maxamuud Cabdi(Dhegobaaf)

HAYB SOOCII LAKI Q2AAD Wax xaal sidaa ahaado ba , maalmo ka dib waxaan jidka isku baranay wiil aan daris noqonay markii dambe oo xaafadaheena ahaaday laakiin ku cusub xaafadda...

Albaabkii Jinniga Q3AAD W/Q Cabdullaahi Muuse Yamyam

Albaabkii Jinniga Q3AAD Bar-baarta laga baqo waxay bilaabeen inay raad-raacaan wiilkii yaraa ee Raage ahaa, Raage markii uu kaynta galayba waxa uu fuulay geedwaynoo barde ah. "Bar-baarta laga baqo" waxay isu...

Bulshadii Buktay!‏ W/Q: Naciima Xasan Xuseen

Bulshadii Buktay!‏   "Dugsi ma leh qabyaaladi, waxay dumiso mooyaane!" abwaan Tima cadde Waa sheeko dareen qabyaaladeed xambaarsan. Waxaa ii warramay mid ka mid ah saaxiibadayda ii dhadhaw, waxay tiri: Waxaan ku dhashay,...

SHEEKOOYIN