Qoraallo

Weriyoow waddankaaga wax ka dhiso W/Q; Shukri Ali Mohamed

Weriyoow waddankaaga wax ka dhiso Sida la hubo warbaahintu waxay noqotay aaladda ugu awoodda badan dunidan aynu guudkeeda saarannahay. Awooddaas oo gaarsiisan heer dadka dambiga leh looga dhigo beri kuwa...

GUUSHA GAAR W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

GUUSHA GAAR   Bani Aadanku wuxuu leeyahay, han iyo higsi, uu ku taamo, in uu gaaro, wuxuuna raadiyaa waddo uu ku xaqiijiyo yoolkiisa. Fikirkaasi inta badan Addanaha way ku wada jiraan...

Dhagarta Xabashida iyo Dhug la’aanta Soomaalida. W/Q Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Dhagarta Xabashida iyo Dhug la’aanta Soomaalida. Maanta Soomaalidu waa aar libaax inta halgaadi ku dhacdey, dhibkii iyo dhaawacii gaadhay la dirgan waayey, ee xanuunno caabuqii dhaawacu dhaliyey dartood la miyirdoorsoomay,...

HAYB SOOCII LAKI Q1AAD W/Q: Cabdufitaax Maxamuud Cabdi(Dhegobaaf)

Magacaygu waa LAKI,waxaan ku dhashay burburkii dalka ka dib magaalada boosaaso, waxaan ku soo barbaaray isla magaalada boosaaso ee bariga soomaaliya waxa aannu ahayn qoys ka kooban Aabbe, Hooyo...

Andalustii Shalay & Soomaaliyada maanta Q2AAD W/Q: Maxamed Xaaji Xasan

Andalustii Shalay & Soomaaliyada maanta Q2AAd. Dhankii Cilmiga & Culimadii Diinta Xukunkii Andalus dhan walba waa u guuleystay sida ciidanka, cilmiga iyo wax soo saarka.  Qeybtan idan Alle waxaan inyar ka tilmaami...

DAGAALKII CIRAAQ. QORE: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan,

1 بسم اهلل الرحمن الرحيم Dagaalka Ciraaq Nabi Muxammad, Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam, dagaalka Ciraaqالعراق ee kun sagaal boqol iyo sagaashan ee qarniga lasoo dhaafay...

BUUG CUSUB: Qarankii Is-Qoorgooyey: Soo If-bixii iyo Dhiciddii Taliskii Siyaad Barre 1969-1991

BUUG CUSUB: Qarankii Is-Qoorgooyey: Soo If-bixii iyo Dhiciddii Taliskii Siyaad Barre 1969-1991   Maxamed Xaaji Ingiriis Muqdisho, Soomaaliya Email: ingiriis@yahoo.com   Waxaa dhawaan soo baxay buug cusub oo aan ka qoray siyaasaddii (politics), dhaqdhaqaaqii (progression)...

Albaabkii Jinniga Q1AAD W/Q Cabdullaahi Muuse Yamyam

ALBAABKII JINNIGA Q1AAD waxay ahayd abbaare saqdii dhexe markii uu qoyska reer Geedi uu ku soo biiray wiil yar oo loo bixiyay Raage, qoyska reer Geedi waxay ka koobnaayeen sagaal carruura, Hooyadood,...

Sicir-bararka Somaliland iyo Saamaynta uu bulshada ku yeeshay

GOGOL-DHIGA MAWDUUCA.Mid kamid ah caqabadaha ugu muhiimsan ee wakhtigan la joogo waa dhibaatada kor u kaca sicir-bararka. Saamaynteeda qof kastaa wuu dareemi karaa ha ku kala duwanaadaan xaddiga ay...

Ma ogtahay in aad tahay qofka ugu fiican dunida! W/Q: Khadra Ali Addow

Ma ogtahay in aad tahay qofka ugu fiican dunida! Bal hubi naftaada!   Nolosha maanta dadka waxa soo wajaha dhibaatooyin. Qaar waxa ey ka quustaan halganka iyo dadaalka ey ku gaari...

SHEEKOOYIN