Qoraallo

KAASTARO iyo KAALIYIHIISII Ernesto Guevara W/D: Bashiir C. Barre

KAASTARO iyo KAALIYIHIISII {Ernesto Guevara ''Che''}   Fidel Alejandro Castro Ruz ayuu ahaa magaca buuxa ee Hoggaamiyihii hore ee dalka Kuubba {Cuba}, asalkiisu waa Isbaanish, 13kii bishii Agoosto ee sannadkii 1926kii...

Jacaylku waa asaaska nolasha W/Q: Luul Abdi Hassan

Jacaylku waa asaaska nolasha   Maalin kaste waxaa nagu siyaado cimri iyo waqti, waxaana nooga kordho garasho iyo khibrad nolaleed, waxaana na soo maro xaalado kala duwan oo ku saabsan noolasheenna. Waxaa...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q12aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun, Gasiin (Q12aad)   Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Odaygi ayaa dhulka ama hoos fiiriyay, oo haddana wejiga kaduuday. Waxa uu isku dayey in uu maankiisa garadsiiyo mugga iyo muraadka halbeegsiga u...

XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                XASIL OO ILA GARO. Qaybtii 11aad                                                                  HADIYADDA IYO WAQTIGA. Hadiyadda ugu qaalisan ee ay isi siin karaan labada nolosha wadaagta waa waqtiga iyo jacaylka, ma jirto hadiyad ka qaalisan...

Wadaadka iyo nolosha qoyska W/Q: Fahiimo Keyse Owseed

Wadaadka iyo nolosha qoyska Nolosha lammaanaha wada nool waxey la macno tahay is dhammeytir, isku tiirsanaan. Waayo, kalinimadu waa qabyo nololeed si looga baxaana waa in la helo jinsi kaa...

MAALMAHAYGII MUQDISHO; barashada iyo caafimadka Q4 W/QBashiir M. Xersi

MAALMAHAYGII MUQDISHO; barashada iyo caafimadka Q4AAD   Waxbarashadu waa ileyska nolosha, kaabaha kasmada, ababinta aqoonta iyo ogaalka, sida ay u tahay hannaaka hormarka iyo hagaagga nololeed, ee bulsho hanato ama hirato....

Milicsiga Noloshayda. ( Sheeko) W/Q Mohamed Musa Sh Noor

                                                         Milicsiga Noloshayda SHEEKO(Milicsiga Noloshayda) QAYBTII 9AAD W/Q Mohamed Musa Sh Noor   Waxaa igu jirtay cuqdad ah in aan ahay qof wayn oo waqtigiisa aan la jaan qaadi kariin,  oo waxaan...

XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                XASIL OO ILA GARO. Qaybtii 10aad                       KALA DUWNAANTA DHIB MA KEENTO Iyada oo ka hadlaysa qiimaha iyo kala duwanaashaha u dhaxeeya dadka nolosha wadaaga ayay waxay tiri “ ninkaygu ma...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q11aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun, Gasiin (Q11aad)  Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Hooyadi reerka ayaa ilmihi isugu yeertay, oo soo hoos dhigtay haruubki ay ku jireen qaloonki iyo xammurki yaraa ee disiq subag ah lagu iidaamay....

TAARIIKHDII DOORASHOOYINKA DALKA W/Q: Cabdinaasir Xersi Iidle

TAARIIKHDII DOORASHOOYINKA DALKA Waa Maxay Doorasho? Doorasho waa nidaam toos ah oo go’aan gaariseed kaasi oo dadweynaha ay ku dooranayaan shaqsi in uu qabto xafiis dadweyne. Doorashadu waxay ahayd hab wakiilnimo...

SHEEKOOYIN