XUSHMEE DAREENKA DADKA
In aad xushmayso dareenka dadka waa mid dantaada ku jirta, ma ahan in aad u aragto in aad dadka ugu danaynayso, waa in aad maanka ku...
Qolo maad tahay?! Q1AAD
Xaliimo waa gabadh reer Hargeysa ah, waxay dhameysay dhawaan Jaamacadda iyo hawshii waxbarasho ee ay muddoda soo waday, hadda waa guri joog, oo ma jirto, shaqo...