Curis

Taariikhdii Jankis Khaan. Q.10-11aad. W/Q. Ahmed Hayow

Waxaa dhashay Juuji, waana loo dabaal degay, waa wiil 50/50 ah inuu dhalay Tiimojeen ama Shilingaar, inuu yahay Kiyaan ama Miyaarki, waxaase la hubaa inay dhashay Borte oo reer...

Sheekadii SODDOHO Q.21aad. W/Q. Ahmed Hayow

Raxmo ayaa hooyadeed weydiisay qadada waxa la karinaayo, Codweyn ayaa ugu jawaabtay: "waxa uu Daahir jecel yahay kari" Raxmo ayaa tiri: "Daahir wuxuu jecel yahay soor iyo calooleey oo...

Dambigaan ka galay Duniyadaan dhalay! Q2AAD W/Q: Sagal J. Maxamed ”Qarandoon Dhiirran”

Dambigaan ka galay Duniyadaan dhalay! Q1AAD Aniga iyo Suleeqo waxaan isla meeldhignay in aan kullanno habeenkii habeenkaas xigay. Goobta ballantuna waa hoyga Suleeqa iyo xilliga gabbal dhaca.  Si fiican...

Sheekadii SODDOHO Q.20aad. W/Q. Ahmed Hayow

Raxmo way ogeyd in shalay Daahir laga qaaday masruufkooda, balse lama socon inta lacag ah ee uu dhiibay, laakiin maanta ayay aragtay lacagta ay Raaxo u dhiibtay hooyadeed, oo...

Sabannadii Samaa Qeybtii 3AAD W/Q Maxamed Xaaji Xasan

  Sabannadii Samaa Qeybtii 3AAD Hadalkii taagtaagnaa ee na dhex maray aniga iyo Odaygeyga wuxuu sabay in aniga iyo xaajigii oo ay sheekadu nnaga kululaatay kadibna aan telkii ku dhigay....

Agoonkii Hooyadii Illaaway Q4AAD W/Q: C/fitaax Maxamed Xaambe

Agoonkii Hooyadii Illaaway Q4AAD. Odawaa goortii Alifka loo billaabey ayaamana uu joogey dugsi qur’aanka, wuxuu la soo baxay firfircooni dheeri ah, maadaama uu noloshada miyiga ku soo qaatey leyli iyo...

Sheekadii SODDOHO Q.19aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Seddexdi habeenimo ayay Codweyn soo toostay, markay hubsatay in ay gabdheheedu u jiifaan, ayay soo aaday qolki uu Daahir ku jiray, waxay aragtay in albaabku u soo iilan yahay,...

Taariikhdii Jankis Khaan. Q.8-9aad. W/Q. Ahmed Hayow

Isbarbardhiga Mongolia Qarnigii 12aad iyo Soomaaliya Qarniga 21aad. Taariikhdii Jankis Khaan(1162-1227). Markii ay reer Miyaarki la soo laabteen guushi ay sugaayeen muddadi 20ka sano aheyd, guushaas oo ay ku taamaayeen in ay maalin...

Sheekadii SODDOHO Q.18aad. W/Q. Ahmed Hayow

Galabnimadi ayuu Daahir ka soo baxay Afgooye, markuu Qoryooleey soo galay, ayuu fiiriyay meeshi ay Raxmo uga degatay, markuu ka soo jeestayna, wuxuu arkay mootadi oo god ku sii...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.166aad. W/Q. Ahmed Hayow

Afrax oo ah tagsiile ka qaraabta hotelka Naasa Hablood ayaa qaaday Raage, wuxuu dhex marsiiyay magaalo aad ka ashahaadaneyso burburka ku dhacay, meelaha qaarkood waxaad moodaa in sanado hore...

SHEEKOOYIN