XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 35aad XUSHMEE DAREENKA DADKA In aad xushmayso dareenka dadka waa mid dantaada ku jirta, ma ahan in aad...
Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q43AADWaxaa la joogaa Cusbitaalka guud, Waxaa qol ka mida qolalka bukaannada la seexsho ka yeeray mar qura oohin iyo cabaad...