Curis

Filan waa Q21AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q21AAD  Xilli galabnimo ah Maxamed  oo gurigooda joogo oo koob shaaha oo casariya cabaya ayaa waxaa soo wacday qof dumara , salaan kaddib waxay u sheegtay inay ay gabadhii...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q20AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q20AAd. Nuur isla markiiba waxa uu wacay nin saaxiib kiis ah oo tagsiile ahaa, waxa uuna ku wargeliyay in uu berri arrin culus uga...

Filan waa Q20AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q20AAD  Sheekada in halkan lagu furfuro kuma wanaagsano, anaa kaa jecel inaan wax walba kuu sharxo, balse waxaan ka baqayaa inaad fahmi waydo, sidaa darteed anigaa soo afjarayaa...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q19AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q10AAD In badan ayuu Nuur dibanta ruugay, inuu maalin uun ka dan gaaro, quruxdeeda iyo kadabkeedana is dul saaro oo mugdi iyo meel madoow...

Filan waa Q19AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q19AAD Deeqa oon sidaa ugu faraxsanayn hadalka Maxamed, sidoo kalana tashuush aad u badan iyo dhacdo filanwaa ah la soo daristay, ayaa ku tiri: “Walaalo ukaadiya guri ha...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 60aad 1-Sababta caburnaanta Qofka. Marka uu qalbigaaga burqanayo micnaha dareen badan uu ka guuxayo afkana aadan kasoo tufi karin, waa...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 59aad                                                 1-Waqti ima siiyo!!! Waxay tiri waqti ima siiyo? Waxaan waydiiyay in ay isaga waqti siiso, jawaabteeda waxay noqotay...

FARXADDU IIB MAAHA Q/12AAD

FARXADDU IIB MAAHA Q/12AAD Habartii faalisada intaa kuma harin ee afar nin ay ka soo adeejisay si dahabka gurigaas yaala oo sariirta hoosteeda ku duugan iyo kan uu ninka meel...

Filan waa Q18AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q18AAD Lammaane walba ama laba qof oo is jecel xilliyada gunaanadka sheekada hasaawaha iyo waqtiga kala guurka, culays badan ayaa la soo darsa, taasina waa mid inta badan...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q17AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q17aad Islaantii safiyo  kolkay odayga kelmadahaas xaraarka badani  ka soo baxeen, ayay is waydiisay falka odayga ka careysiiyay ee ay ayada iyo gabadheedu falkiyeen,   maskaxda...

SHEEKOOYIN