Curis

GARBADUUB Q22AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q22AAD Durtadiiba Dhuxuloow waxaa  uu diyaarsaday ciidankiisi, waxa uuna u kala qaybiyey laba qaybood  maxaa suurtagal ma ahayn inay wada baxaan, oo waxaa cabsi laga qabay haddii jabhaddu ka war...

GARBADUUB Q21AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q21AAD Ciidankii raacdada ahaa waxa ay la xidhiidheen Bile Dheere, waxa ayna u sheegeen oo ku wargeliyeen inay qabteen qaarna dileen raggii baxsaday, balse ay Afar ka mid...

GARBADUUB Q20AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q20AAD Ciidankii uu soo diray Caddaawe markay meel ka dheer meeshii ay kala baxsadeen geeyeen ayay yidhaahdeen, intaas ka badan idin ma wadi karno ee  dhinaca buuralayda ahna aada,...

Baxsadkii haasaawaha W/Q: Cabdiraafic Yasac Macalin

Kulankeena hortiis hal maalin ayay i soo wacday waxay ii sheegtay in aan barri ugu marti ahay meel hebla.Waxay ahayd meel qurux badan aadna ugu fiican kaliyaysiga umaan baran...

 XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 96aad   1-Malada ha xumayn Marnaba ha halayn mala xun qof kaa aamusan oo kula hadlayn, maxaa yeelay, waxaa laga yaabaa...

GARBADUUB Q19AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q19AAD Guhaad qoyskoodu waxaa ku dhacay kala irdhoow, labadii gabdhood waa la kala guursaday, hooyadiina hantidii yareyd ee ay yagleeshay geeridii ninkeeda kaddib, waxaa dhacay oo la wareegay dumaashigeed...

Barkintaydu waa dhagax W/Q: Cabdiraafic Yasac Macallin

Barkintaydu waa dhagax Sidii aan xalay ku seexday balanta aan naftayda la galay waxay ahayd inaan ku carraabo galabtaas meel omos ah, si aan habeenka xiga aan u arko...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 95aad                                          1-Dhibkaaga dartiis Waxaa jiro xaalado iyo duruufo adiga kuu qaas ah, balse in aad si edebsan u hadasho...

GARBADUUB Q18AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q17AAD Waxaa dhacday maalinnimo goor gadiid ah iyada oo aan la filayn in iridka ay ka soo galeen,Taliye Caddaawe iyo laba baabuut ciidan u saran yahay  yimaadeen iridka kaddibna...

GARBADUUB Q17AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q17AAD Ugu dambeynn Caddaawe waxaa u caddaatey wuxuu in Guhaad la shirqoolay, sidoo kalena arrinkiisu uusan ahayn mid si fudud ku dhammaanaya, maxaa yeelay waxaa isu kaashaday  dad...

SHEEKOOYIN