Barkintaydu waa dhagax
Sidii aan xalay ku seexday balanta aan naftayda la galay waxay ahayd inaan ku carraabo galabtaas meel omos ah, si aan habeenka xiga aan u arko...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 95aad
1-Dhibkaaga dartiis
Waxaa jiro xaalado iyo duruufo adiga kuu qaas ah, balse in aad si edebsan u hadasho...
GARBADUUB Q17AAD
Waxaa dhacday maalinnimo goor gadiid ah iyada oo aan la filayn in iridka ay ka soo galeen,Taliye Caddaawe iyo laba baabuut ciidan u saran yahay yimaadeen iridka kaddibna...
Kulankeena hortiis hal maalin ayay i soo wacday waxay ii sheegtay in aan berri ugu marti ahay meel hebla.
Waxay ahayd meel qurux badan aadna ugu fiican keliyeysiga uma aan...
W/Q: Mohamed Musa Noor
ekisyare@hotmail.com
xabuu8@gmail.com
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 93aad
1-Sirta kaliya
Sirta kaliya ee qof kaa ogaan kara uusan jirin waa xiriirka kaala dhaxeeya Alle,...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 92aad
1-Waxaa jirto
Waxaa jiro Xaalado dhicitaankooda aan hurdada uga kacnay oo naga dhigay dad waa cusub u baryay.
Waxaa...
GARBADUUB Q15AAD
Ammin ku dhawaad dhawr bilood kaddib ayaa waxaa kulmay Shirwac iyo Caddaawe, kaddib waxaa Caddaawe u caddaatay in la shirqooley waayo? Waxa hore loogu sheegay in uu geeriyooday...