Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Maamulka Laashin
1801 articles
Curis
Habboon ma Jinbaa? Q3AAD W/Q: Cabdiraxmaan Maxamed Axmed(Warmooge)
Maamulka Laashin
-
July 7, 2016
0
Habboon ma Jinbaa? Q2AAD “Miyaad tagi lahayd?”, ayay I waydiisay, “May”, ayaan ugu jawaabay. “Iska soo fadhiiso haddaa aan xoogaa wada sheekaysanee”, waxay sii raacisay, “Saw ma wada sheekaysan karno?”...
SII AQRI
Qoraallo
Tacadiga Liyuu Booliis: Dhacdo xanuun badan: W/T Ismaaciil Ubaxle
Maamulka Laashin
-
July 4, 2016
0
Hooyo Haysata Caruur Mataano Bil uun jirey ayaanu Dilnay Iyada Iyo Ninkeedii, Mataanihiina Goobtii ayaanu kaga Dhaqaaqnay. Way Ooyayeen markii aannu sii soconnay.Sidaas Waxaa Yiri Askari ka Tirsanaa Ciidamada...
SII AQRI
Qoraallo
Andalustii Shalay Iyo Soomaaliyada Maanta Q4AAD W/Q: Maxamed Xaaji Xasan
Maamulka Laashin
-
July 2, 2016
0
Bilowgii baaba’ii Andalus Nimco walba nusqaanteed lehe, barwaaqadii iyo horumarkii ay Andalus dhinac walba ka gaartay waxaa ay ku dhalisay kibir, isla-weyni iyo xukun jaceyl. Dhaqanka aadanaha sidiisaba marka uu...
SII AQRI
Qoraallo
Haweenka iyo habdhaqanka xilliga caadada W/Q Ilhaam Sheekh Abuukar
Maamulka Laashin
-
July 2, 2016
0
Haweenka iyo hab dhaqanka xilliga caadada. Sida aan wada ogyahay Haweenka waa udub dhexaadka qoyska iyo bulsho walba oo adduunka ka mid ah, waxa ayna sal dhig u yihiin nolosha...
SII AQRI
Qoraallo
Warqaddii macsalaamaynta WQ: Ramla Gobdoon
Maamulka Laashin
-
July 2, 2016
0
Warqaddii macsalaamaynta Iyada oo ku soo daashay hagaajinta boorsooyinkeeda safarka ayay qolka iigu soo gashay. Sariir aan ku jiifay, ayay dhinac kaga fariisatay ka dibna billowday dardaaran. Kolkii ay wax...
SII AQRI
Qoraallo
Dhallinta Soomaaliyeed iyo Kaalintooda Bulsho W/Q Drs Farax Sheekh Cabdirisaaq(Drs Zedra)
Maamulka Laashin
-
July 1, 2016
0
Dhallinta Soomaaliyeed iyo Kaalintooda Bulsho. Arrar. Adduunkan aynu ku noolyahay aaddanuhu waa kala ayni, waana meerto la soo wada maro da’da iyo koritaanka jireed iyo midka maskaxeedba, waxaa hubaal ah in ...
SII AQRI
Qoraallo
WAALIDKII HUNGOOBAY ( SHEEKO DHAB AH) W/Q Deeqo Shire (SONNA)
Maamulka Laashin
-
July 1, 2016
0
WAALIDKII HUNGOOBAY ( SHEEKO DHAB AH) Waxay ahayd maalin Isniin ah Waxaan joognay goobta shaqada xili aan ku guda jirnay waqtiga qadada ayuu sheeko ii bilaabay isaga oo i weydiinayay...
SII AQRI
Qoraallo
Daryeel La,aantii Aabe iyo Ducadii Hooyo W.T. Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)
Maamulka Laashin
-
July 1, 2016
0
Daryeel La,aantii Aabe iyo Ducadii Hooyo Muno waxay udhalatay Masar waxayna ku noolayd caasimada Maansuur ee Dalkaasi, waxay kasoo jeedaa qoys danyara oo sabool ah, ninkeeduna waa nin baagamuudo ah...
SII AQRI
Curis
KULANKII ANIGA IYO CARABKII MAAL-QABEENKA AHAA W/Q:- Cabdullaahi Cabdi Muuse (YamYam)
Maamulka Laashin
-
June 30, 2016
0
KULANKII ANIGA IYO CARABKII MAAL-QABEENKA AHAA Goor-sheegtadu iminka waxay isku taagtey kala barka waa labo iyo tobankii subaxnimo, waxaan dhex soconaya hadda waddada caanka ee King-Fahad ee ku taal magaalada...
SII AQRI
Qoraallo
Illintii macaanayd! W/Q Farax Sakhaawe
Maamulka Laashin
-
June 30, 2016
0
Illintii macaanayd! Waa galab jimco ah. Jawiga wuxa uu ahaa saansaan roobaad, laakiin ma da´aynin roob sidaa u sii weyn. Waxaa dhacaysay leyr aad u macaan oo saxan saxo udgoon...
SII AQRI
1
...
83
84
85
...
181
Page 84 of 181
SHEEKOOYIN
Damac Dad iyo… W-Q Abdulle Abdi Karim
July 31, 2026
YAA KA DANBEEYA OLOLAHA: W-Q : Maxmud Adan Jaamuus
July 30, 2026
Hooyadu waa lama huraan W-Q Abdulle Abdi Karim
July 28, 2026
DABIN IYO DAKANO Q-4aad W-Q : Abdulle Abdi Karim
July 18, 2026
Waqtiga iyo Wacyiga Dadka, W-Q: Abdulle Abdi Karim
July 6, 2026
DABIN IYO DAKANO Q-3aad W-Q: Abdulle Abdi Karim
July 1, 2026
Cart
Your cart is empty!
Return to shop