Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal Q2AAD.
Cali wuu yaaban yahay inuu riyo ku jiro iyo in kale ayuu kala saari la'yahay waayoo wuxuu arkayaa dad wada faraxsan, cunto fudud iyo...
Haldoorka Nolosha waa isaga!!
Saaxiib ka fiican, ka baarisan, kana deeqsinimo badan weligay maan arag mana arki doono. Yaraanteydii markaan soo garaadsaday ee caqli yeeshay ayaan ogaaday inuu ahaa garabkeyga...