Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q43AADWaxaa la joogaa Cusbitaalka guud, Waxaa qol ka mida qolalka bukaannada la seexsho ka yeeray mar qura oohin iyo cabaad...
Bidhaanti i bi’isay! Q5AADBilan iyadoo qol mugdiya ku jirta ayey indhaha kala qaadey, ma taqaan meel alle meel ay joogto waxay maqleysaa guux badan, waxaa lagu mudey irbad suuxineysa...
2.2 Afafka bahda Semitigga Bahda Semitiggu waa bahda la rumaysan yahay in ay ugu ballaaran tahay bahwaynta Xemito-Semitig waxaana ku hadla dad lagu qiyaasay ilaa saddex boqol iyo soddon (330)...
Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:42AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!Toxob oo weli aamiinsigi ku jira ayay Hooyadi tiri, “Bal aan si fiican iskaga hubino in aan ruunkaan si dhab ah uga guurno.”Jabaq...