Bidhaanti i bi’isay! Q4AAD Baashe cirka iyo dhulkaa la wareegay wuxuuna garan la yahay meesha laga soo galay iyo cida shirqoolka intaas le’eg h maleegtey.Baashe wuxuu wacdey Qareenkiisi wuxuu kale...
2 Afafka lagaga hadlo qaaradda Afrika2.1 Afka Xamito-Semitig (Afro-Asiatic)Afka Xamitic-Semitic oo ah af ay ku hadlaan dad lagu qiyaaso in ay kor u dhaafayaan ilaa saddex boqol iyo konton...
Maalmaha Xorriyadda Soomaaliyeed ee Weli Xanniban.Q2aad Xornimadii koofurta iyo Doorkii SYLUmmadaha dunida ku nool waxay leeyihiin maalmo ay si gaar ah u maamuusaan isla markaana ku weyn qalbigooda, kuwaasi...
Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:41AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!Waagii markuu baryay ayaa ciddi intoodi kale ku soo keceen iyada oo hiindadii dab babbinayso. Odaygi ayaa hooyadii bariidiyay. “Shirmaad soo kacday,” ayuu...
ADDOONSIGII MADAWGA EE BARIGA DHEXE— DHIBTA AAN LA SHEEGIN! XADIIS“Rasuulkii Alle, Maxamed (CSW) waxa uu yidhi: “Alle ka cabsada, oo u naxariista kuwa gacantiinu hanatey—Addoomaha. Waa walaalihiin oo Alle gacmihiina...
Kalalkii kala geddisnaa ee Afafka Q1AADHORDHAC1.1 Kalalkii kala geddisnaa ee AfafkaWaxa jira marxalado kala geddisan oo uu soo maro af kasta oo dunida lagaga hadlo, Soomaaliguna waxa uu ka mid...
Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q41AADOday Maxaad Cali iyo Kutubo, kolkii ay is qanciyeen, Kutubana odaygeeda qancisatay ayaa la kala seexday.Reerku, waxa ay la seexdeen...