Maamulka Laashin

1803 articles

Hubka Kuuriya iyo Hanjabaada Mareykanka W/Q: Cabdullaahi Nuur Colombo

Mareykanka Iyo Kuuriyada Waqooyi Dagaal Ka Dhex Qarxa Waxa uu Sababi karaa In Ay Isu Isticmaalaan Hubka Nukliyeerka, Kaasi Oo Aanan La Isticmaalin Illaa Xiligii Uu Dhamaaday Dagaalkii Labaad...

Bandhigga buugta Muqdisho. W/Q: Cumar Yuusuf Cabdulle

Bandhigga buugta Muqdisho Bandhiga buugaagta ayaa  sanadkii saddexaad wuxuu ka dhacay magaala madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho, waa arrin leh nayaayirkeeda iyo riyaaqeeda,  maxaa yeelay  waxaa dhaboobey, oraahdii ahayd: “Qoriga...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q10AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

 Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q10AAD Waxaa  kor u kacay si aan la malayn karin dhaqaalaha soo galo Maqaayada, shirkadda Abu-Cali iyo Daahirna waxay fooda la gashay bishi lixaad ,intaa keddib...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q51AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q51AAD Mudanayaal, Innagoo fiiriheyno shuruucda dalka u degsan, iyo ilaalinta xaqa nafsadda muwaadinka, iyo xuquuqda guud ee muwaadinka sida ku cad...

TAKOOR IYO TACADDI Q2AAD:”Siyaabaha kala duwan ee Takoorka Soomaalida”

 TAKOOR IYO TACADDI Q2AAD"SIYAABAHA KALA DUWAN EE TAKOORKA SOOMAALIDA"Hassan Mudane iyo Cabdiraxiin H. Galayr        Geeska AfrikaGeeska Afrika waxa ay ka mid tahay meelaha lagu tilmaami karo in ay tahay gobalada...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q50AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q50AAD Waxaa la joogaa Maxkamadda ku taal degmada Raqay weyne,maxkamadda dadku waxeey u imaanaanayaan teelteel, waxaa lagu fadhiyaa kuraasta dhex taal...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q9AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q9AAD Daahir wuxuu magaalada Riyaad yimid  fasaxi oo aanan weli ka dhammaan. Daahir arrintan uu Qaahira kala yimid uma sheegin asxaabti ay Riyaadh isku barteen iyo...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q49AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

 Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q49AADDooddii waxaa ka haray oo isaga tegey Afdahab, waxuuna isku dhaafay Qodax iyo hooyadii.Hooyo Khadro oo warkeeda sii wadato ayaa...

TAKOOR IYO TACADDI Q1AAD: “SIYAABAHA KALA DUWAN EE TAKOORKA SOOMAALIDA”

TAKOOR IYO TACADDI Q1AAD"SIYAABAHA KALA DUWAN EE TAKOORKA SOOMAALIDA"Hassan Mudane iyo Cabdiraxiin H. GalayrArrarQoraalkani waa mid soo koobaya takoorka Afrika, si gaar ahaaneed waxa uu muuqaal guud ka bixinayaa...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q48AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q48AADMaxaad Cali, waxuu daal iyo warwareeg badan soo maraba waa kaa mininkiisii yimid. Islaantiisuna waa taa sida fiican, kalgacalnimada leh...

SHEEKOOYIN