Maamulka Laashin

1803 articles

Tuugsigii dadbanaa Q13AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q13AAD Waxaa halkaas nooga bilaawday farxad iyo reynreyn, gaarigeenii ayaan ku soo dhacnay ayadoo sidii boqorrada naloo soo ambobixiyay. Markii aan aniga iyo Daahir laamiga ku soo dhacnay...

Kalgacaylkii Kureynimada Q4AAD W/Q:Cabdisalaam Saciid Xaaji

Kalgacaylkii Kureynimada Q4AAD Waxuu waqtigu is guraba, waxay kafursan wayday inaan mar labaad taleefan raadsado, bal si aan gabadha u wada gorfayno xaajadeena ugubkaa. Saaxiibkay Daadir timo, oo baryahaan danbe...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q8AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q8AAD  Daahir Guuleed, keddib qaadashada go'aan culus oo wax badan ka bedalayo nolashiisa iyo mustaqbalkiisa wuxuu ku taamayay in uu noqdo, wuxuu ka degay magaalada Qaahira...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q47AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q47AAD Maamma Dahabo, waa taa dib ugu soo noqotay Xaafaddii reer Maxaad Cali, kolkeey soo gashayba waxaa ku soo kala yaacay...

Murti iyo Miid Q11AAD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Jallaato)

Murti iyo Miid Q11AAD Saacadda waa koowdii duhurnimo waa xiligii qadada loo wadda ordaayay guuleed waxa uu fadhiyaa xafiiska maamulka dugsiga waxaa ku wehliya hooyadii uusan garaneyn sababta loogu yeeray,...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q46AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q46AADDadkii goobta quraan saarka joogay waxay aad uga fajaceen dhibkaan reerka ku soo noqnoqday. Waxeey is tuseen ineey tahay uun...

Bidhaanti i bi’isay! Q8AAD W/Q: Cabdiraxiin H Galayr

Bidhaanti i bi’isay! Q8AAD W/Q: Waxay baadi goobtaba  Bilan waxay soo heshay barta loogu hagaagayo Baashe,  Baashe waxaa usoo noqotey noloshiisii hore,  waxaana ka yaraadey xasuusta maalmihii qadhaadhaa ee werwerka...

Kalgacaylkii Kureynimada Q3AAD W/Q:Cabdisalaam Saciid Xaaji

Kalgacaylkii Kureynimada Q3AAD Gurigii ayaan imid anoo isku haysta nin guulaystay, caqabada ugu horreyso waxay iga haysatay nuuca taleefanka gabadha, oo shirkada guriga nuugu jirta midaan ahayn baa iyada ugu...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q7AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q7AAD Daahir sidi uu Muraad faray ayuu yeelay ,Muraadna wuxuu ugu yimid Suuqa khudaarta ee Cuteeqo hortiisa  oo ahayd halki uu Daahir mar labaad ka soo...

SHEEKOOYIN