Maamulka Laashin

1803 articles

TAKOOR IYO TACADDI Q3AAD:”Siyaabaha kala duwan ee Takoorka Soomaalida”

TAKOOR IYO TACADDI Q2AAD:”Siyaabaha kala duwan ee Takoorka Soomaalida”Hassan Mudane iyo Cabdiraxiin H. GalayrWaxaa jira sheekooyin badan oo ku saabsan sababta loo takooray, waana sheekooyin mid walba goonideeda loo...

Diinta iyo Qabyaaladda. W/Q: Faysal Xuseen

 Diinta iyo Qabyaaladda. Qofku in uu reer ku faano waxa keenaya shaqsiga oo bulshada iska dhex waaya, habnolaleedkeenna bulsho is waaga shaqsiga ah ayaa ku badan. Dhaqan ahaan guriga soomaaliga...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q11AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q12AADKaahin Marwaan wuxuu hadalkiisa ku soo gabagebeeyay Daahirna ku yiri "Orod ku noqo halki aad ka timid,hana noo imaan mar kale, da'daadu gaarin gu' afartanaad,...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q53AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q53AAD Waxaa weli lagu dhex jiraa dooddii dacwada, kolkuu Avv. Cosoboow dhammeeyay weydiimaha su’aalaha marqaatiga, ayaa waxaa hadalkii qaatay Guddoomiyaha Maxkamadda...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q11AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q11AAD Shariifka waa garayay in Daahir aad uga carooday hadaladiisa ,wuxuuna ku yiri"Daahir ina keen waa kaa iridka laga baxo gurigeena ,waxaansa ilaahey innooga baryayaa in...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q52AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q52AAD Siddii lagu ballamay waxaa la isugu yimid hoolkii maxkamadda ee lagu ballamay in ay dacwaddii ka sii socoto . Waxaa...

Daraawiishta:Milicsi taariikheed W/Q: Cabdikariin Xuseen

 Daraawiishta:Milicsi taariikheed                 HordhacTaariikhdu waa daraaseynta tagtadii si taaganta loo qiimeeyo timaaddadana loo oddoroso tabaabushena loogu yeesho. Taraariikhda Soomaalida in badan oo ka mid ahi, waxa ay ku luntay keydin la’aan,...

Horumarki Soomaaliya dunida u horseeday. W/Q: Prof Yaxye Sh Caamir

 Horumarki Soomaaliya dunida u horseeday.   "Ma ogtahay,in Soomaaliya ay sabab u aheed dhismaha ururka dowladdaha islaamka?"Sida ku cad qoraala badan,iyada oo weliba goob jooga yaashii qaar nool yihiin.Sanadkii 1962,ayaa...

Sooyaalka Kismaayo W/Q: Prof Yaxye Sheekh Caamir

 Sooyaalka Kismaayo.Inkasta oo boqolaal sanno ay dhisneed haddana kismayo waa ka da’ yartahay magaalooyin badan oo soomaaliya ku yaal, laakin waxa ay noqotay magaalo aad u kortay.Magaalada kismayo waxaa...

SHEEKOOYIN