Maamulka Laashin

1800 articles

Qodobka Afka Soomaaliga W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Qodobka Afka Soomaaliga. Afka Soomaaliga waxa uu leeyahay xeerar iyo qodobbo kala gura kala tilmaama, Labka iyo dhediga noolaha ah iyo walxaha oo sidoo kale qaata qodobbadan.  Waa maxay Qodob? Qodob: Waa...

Filan waa Q16AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

    Filan waa Q16AAD Maxamed intii uu quraacda cunaayay hooyadii ayaa qolka ugu soo gashay, waxayna waydiisay isbaddalka maalmahan ku dhacay iyo telefoonkan faraha badan ee maalin iyo habeen dhagta uu...

Buugga Gaso, Ganuun iyo Gasiin – Qore: Prof Cali Jimcaale Axmed

Si aad u hesho Buugga Gaso, Ganuun iyo Gasiin ee uu qoray qoraa ama abwaan Prof Cali Jimcaale Axmed la xiriir adress-yada hoos kaaga Xuseen Maxamed Cabdulle Läroverksgatan 10 E, lgh....

Buugga Hillaadin – Qore: Bashiir Maxamed Xersi

Si aad u hesho buugga hillaadin ee uu qoray qoraa ama abwaan Bashiir Maxamed Xersi la xiriir adress-yada hoos kaaga Xuseen Maxamed Cabdulle Läroverksgatan 10 E, lgh. 1102 641 36 Katrineholm, Sweden Daabacaada laashin Laashin...

Buugga Noloshii Sillooneyd – Qore: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Si aad u hesho buugga Noloshii Sillooneyd ee u qoray Qoraa ama Abwaan Cabdiraxiin Hilowle Galayr la xiriir adress-yada hoos kaaga Xuseen Maxamed Cabdulle Läroverksgatan 10 E, lgh. 1102 641 36 Katrineholm,...

Filan waa Q15AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q15AAD Xiligii balanta markii la gaadhay Maxamed intuu labistay ayuu horay ka aaday xaafadda Dhagax jabis oo ah halka uu ku yaallo guriga lagu balansanaa, Deeqa oo ganjeelka aqalka...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q15AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungu been ah Q15aad Xasanow gabadhaan aad Lamberkeeda isiisay waan aqaanaa waxayna ka mid tahay rukunkayga , Lambarkeeduna waa ii kaydsan yahay ayay Khadra Xasan kaga...

Bandhigga buugga Noloshii Sillooneyd

Bandhigga buugga Noloshii Sillooneyd Buugga Noloshii Sillooneyd wax hadba uu meerto iyo maalin soo maraba, ugu dambeyn 21. 04. 2018 waxaa ii suurtagashay inaan u soo bandhigo bulshada Soomaaliyeed dhiganaha...

Maxaa Dadka Soomaaliyeed ka gedman? W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jallaato)

Maxaa Dadka Soomaaliyeed ka gedman? Madax iyo majo ilaa mindhicir iyo laf iyo maqaar ilaa dhuux qabyaalad baa na madax martay, waxa aan ka simanahay yar iyo weyn  Buuni iyo...

FILANWAA Q13AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q12AADMaxamed markuu yimid goobtii lagu balansanaa waxa uu arkay gabadh meel aan ka dheerayn sii jeeda, oo hubqaad iyo hannaan isku darsatay, hab dhismeedka jidhkeeda, jooga iyo dhererka...

SHEEKOOYIN