Qofnimadaa ha saluugin
Ma garanayo sababta ay muhiim u tahay marka marxaladda shukaansiga lagu jiro in dadka is shukaansada qaar ay been u badantahay hadallada ay u sheegayaan qofka kale....
Hammi caashaq iyo hungo been ah Q18aad.
Nasra markay xaafadda tagtayba waxay la kulantay wejiyo aan ahayn kuwii ay taqaanay, soo dhoweyntii diiraneyd ee loo sameyn jiray maanta ma jirtee,...
Filan waa Q18AAD
Lammaane walba ama laba qof oo is jecel xilliyada gunaanadka sheekada hasaawaha iyo waqtiga kala guurka, culays badan ayaa la soo darsa, taasina waa mid inta badan...
Hammi caashaq iyo hunga been ah Q17aad
Islaantii safiyo kolkay odayga kelmadahaas xaraarka badani ka soo baxeen, ayay is waydiisay falka odayga ka careysiiyay ee ay ayada iyo gabadheedu falkiyeen, maskaxda...