Maxaa Dadka Soomaaliyeed ka gedman?
Madax iyo majo ilaa mindhicir iyo laf iyo maqaar ilaa dhuux qabyaalad baa na madax martay, waxa aan ka simanahay yar iyo weyn Buuni iyo...
Farxaddii Luntey Q4AADWarqad furan Ka: Gacalisada oo ku jecel Ku: Nuurkii indhaheyga .. Waxaan hawada kuu soo marinayaa salaan ka soo go'day kashka iyo laabta, salaan kaddib. Waxaan...
Ballan- soomaaliyeed iyo Samatar.Amintu waa goor fiid ku dhowaad ah, cadceeduna usii hadaafayso godkeedii ay ku caano maashay, si ay uga raysato kumanaanka indhood ee ibna,aadam kusoo eegayaan iyagoo...
FILANWAA Q11AAD Sagal markii ay Maxamed usheegtay in saaxiibteed Canab la soo furay aad ayuu uga naxay, waxa uuna yiri: “waan ka xumahay in walaashay gurigeedu dumo” intaa kaddib waxauu Sagal...