Filan waa Q23AAD
Maxamed ood moodo inuu xog hore sii hayay, ayaa la soo booday hadal kulul waxuuna ku yidhi: “waxaan aaminsanahay in sheekadaa aad akhriyayso waxba ka jirin, waxwalba...
Filan waa Q21AAD
Dagdaga iyo hubsiino la’aanta Maxamed waxa ay horseeday inuu dhibaato badan iyo ceeb kala kulmay waalidkii iyo walaalihii, iyagoo ku eedayay in uuna aqoon durugsan u lahayn...
Hammi caashaq iyo hungo been ah Q21aad.
Waxaa la soo gaaray hoteelkii uu rabay in uu Nasro dejiyo, qol fiican ayuu u dalbay oo labo nafar ah, dhammaan ballamadii saaxiibkiis kolkii...
Hammi caashaq iyo hunga been ah Q20AAd.
Nuur isla markiiba waxa uu wacay nin saaxiib kiis ah oo tagsiile ahaa, waxa uuna ku wargeliyay in uu berri arrin culus uga...
Hammi caashaq iyo hunga been ah Q10AAD
In badan ayuu Nuur dibanta ruugay, inuu maalin uun ka dan gaaro, quruxdeeda iyo kadabkeedana is dul saaro oo mugdi iyo meel madoow...