Ma is tahay? (AKEEKIM)
Waa wadahadal curis ah oo dhexmaray Caaggene iyo Celiye. Dooddu waa maamin iyo madax ka shaqaysiin is huwan, een ku iman dhacdo, qiso ama sheeko, balse,...
MAXAAD SHIRIB KA TAQAAN? Q:3AAD
Labaddii qaybood ee hore, waxaynu ka soo hadalnay, xeerarka iyo Miisaanka Shiribka iyo hal ku dhigyadiisa lagama maarmaanka ah, inagoo halkii ka sii ambaqaadi donna,...
Gabay; Hadimmo!
1: Hal abuur abwaan hore ma ihi, Haaya gabaygoo dhan
2: Mase haabto maansuu qof kale, Hawl u galay weyne
3: Calashaan hibaan qaar u helay, Hodan ahaanteeyda
4: Ha yeeshee,...