Gabay; Hadimmo!
1: Hal abuur abwaan hore ma ihi, Haaya gabaygoo dhan
2: Mase haabto maansuu qof kale, Hawl u galay weyne
3: Calashaan hibaan qaar u helay, Hodan ahaanteeyda
4: Ha yeeshee,...
Dagaal afku dirir ah in laga dhaxlo maaha!.
Khilaaf iyo xan joogta ah in laga dhaxlo maaha!.
Cuqdo iyo xanaaq badan in laga dhaxlo maaha!.
Ciilkaambi iyo murugo in laga dhaxlo maaha!.
Suugaani...
Mirihii aan abuuray kuma qasaarin
Maryan iyo Mullaaxa waxay ahaayeen deris, xaafad qura ku soo barbaaray, da’ ahaanna is la eg. Waxay daggan yihiin goob aan markasta colaaddeedu dhammaan,...