Maamulka Laashin

1803 articles

Heesta: Qoor iyo xeralaay!

Heesta: Qoor iyo xeralaay! Soomaali qabweyn Soomaali qalbila' Soomaali qardaran Soomaali qarriban Qalin diiddooy Qori wadatooy Qowlkii EEBBIYO Qayrka xooraay Isma qaaddooy Walaalkeed qala Hadba labo qolo Isku qoomaay Nin dantiis qumay U qanbaanaay Qulqul socotooy Qaxooti indhala' Kaam qurmoon iyo Qurbe joogyahay Qadaf iyo caay Ku qaxweeyaay Qoor iyo...

QAXOOTIGA FEDERAALKA HORTA YAA QAABILI DOONA?!

QAXOOTIGA FEDERAALKA HORTA YAA QAABILI DOONA?! Maalmihii dhawaa waxaa iska soo dabadhacayay kulammo iyo wadatashiyo ey yeelanyeen horjoogayaasha Federaaleynta Soomaaliya, shirarkaasoo ka kala dhacay kuwii ugu danbeeyay Muqdisho iyo Garoowe....

Gabayga Waxbarasho.

waxbarashada waa maanso waano iyo wacyi galin isugu jidha waxaan maansadan hal abuuray abwaan ladane cabdi taariikhdu markay ahayd 27-4-2015. Da'da gabay markaan doonayaan caliyow dooxaaye. Dugsigiisa kama leexiyiyo dawga maansada'e. Waxay...

DILAAGII QARSOONAA! (SHEEKO) Qaybtii 6aad W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

      SHEEKO (DILAAGII QARSOONAA!)   QAYBTII 6AAD     Aniga Hidaayo ah ma jirin wax jixin jix ah oo igu jiray, waxa kaliya aan ka wal walsanaa oo u baqayay ayaa ahayd Hooyo Xaliimo, balse,...

Maansada Xigmad badan, Curiye: Daadax Halyeey Carafaad

Maansiyo xaraga deed Suugaanta xaradhkeed Xarafkaan jeclaystaa Nin xeerkeeda mariyo Ku xeel dheer ayaan ahay Nin xariirta shaalkiyo Taajaka u xidhaan ahay Xumaan uma adeegsado Kumana xoolo day dayo Xikmad weeye mawluhu Xiskaygaa ku daabacay Afartaa xagaa dhigay Xeeshey araar saday Xikmad...

DILAAGII QARSOONAA! (SHEEKO) Qaybtii 5aad W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

      SHEEKO (DILAAGII QARSOONAA!)   QAYBTII 5AAD   Xamiid intii uu hadalka waday waxaa ka muuqatay in uusan ka xumayn Dilka Aabihiis, maadaama isaga naftiisa waa aabahee uu dambi gaystay, dhaxalsiiyayna ilmihiisa in ay...

Sooyaalka noloshii Silloonayd Q3AAD

        Samatar   Sooyaalka noloshii Silloonayd Q3AAD Samatar ayay ku noqotey arrintani filanwaa iyo kedis, isagoo aan uga baran bulshada uu ku dhexnoolyahay, ee aan isu naxariisan, sida dugaagga...

DILAAGII QARSOONAA! (SHEEKO) Qaybtii 4aad W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

  SHEEKO (DILAAGII QARSOONAA!) QAYBTII 4AAD   Waxaan ahay gacan ku dhiigle dishay ilmaha aan dhalay Awoowgood, wuxuu doonaba ha ahaadee,  waxaan ahay midda dishay sababna u noqotay Geerida Soddogeeda, waxa uu doonaba...

DILAAGII QARSOONAA! (SHEEKO) Qaybtii 3aad W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

    SHEEKO (DILAAGII QARSOONAA!)   QAYBTII 3AAD   Waxaanu ku wada noolayn Nolol wanaagsan Allana wuxuu inagu mannaystay Awlaad ka kooban sadex Wiil, dhaqaala nagu filan waanu wada haysaynay, waxaanu wada ahayn Lamaane aad...

DILAAGII QARSOONAA! (SHEEKO) Qaybtii 2aad W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

  SHEEKO(DILAAGII QARSOONAA!) QAYBTII 2AAD Waxaan la socday mar mar xaaladda Dadkii aan isku xaafadda ahayn iyo halka ay marayso, qaar waa dhinteen, qaarna dulmiga ayay qayb ka noqdeen, qaarna waxay iska...

SHEEKOOYIN