Maamulka Laashin

1803 articles

DILAAGII QARSOONAA! (SHEEKO) Qaybtii 1aad W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

SHEEKO(DILAAGII QARSOONAA!) QAYBTII 1AAD     Dhibaatooyinka mar walba ma ahan kuwa ku wanaagsan Nolosha Aadanaha, saamaynta ay mararka qaar yeeshaana waa kuwa aad u xanuun badan oo ku ugaarsada ilaa inta noloshaada...

Da’yarta Soomaaliyeed yaa u qoray Darxumada? WQ:Khaalid Cilmi Nuur-(Jees)

    Dhallinyarada Soomaaliyeed maaha kaliya Mustaqbalka Dalka,laakiin sidoo kale waa  aqlabiyadda Bulshada. Afar qeyb dadyowga soomaaliyeed in kabadan seddex qayb ayaa ah Dad da'doodu ka hooseyso 30 jir.   Inta badan dadka...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.1aad. ..21-25aad. W/Q Ahmed Hayow

  Deeqa oo rabta inuu Raage sawirkiisa ka soo qaado Yaasmiin ayaa ku tiri: "Raage, kumanaan kun oo wiilal ah ayaa i waydiistay sawirkeeyga, haddana qofka kaliya oo aan siiyay...

Samatar iyo Sooyaalka noloshii Silloonayd, Q2aad.

Samatar iyo Sooyaalka noloshii Silloonayd, Q2aad.  Samatar wuxuu galay gu’gii 7aad shalay wuxuu ahaa gaban awood darran oo aan u dulqaadan karin, silica iyo darxumada, dhinaciisu maanta waa qabatimay kartoonka...

Farxaddii ka dambaysay faqriga! W.Q: Ramla Gobdon

Farxaddii ka dambaysay faqriga! Ma ahan wax fudud in lagu nolaado nolol sabool ah. Cali waa wiil dhallinyaro ah, da'diisuna ay tahay 20. Waxa uu aabbihiis kula noolyahay guri aad...

Gabayga Isku Duubni. Curiye: Bilaal Axmed Weli

Gabaygan (isku duubni) waa Gabay ka hadlayaa Muhiimada Midnimadu leedahay iyo is ku duubnida umadda soomaaliyeed o ay noqoto mid qura anigoo la hadlaya dhammaan umadda soomaaliyeed:   Ka bogasho wcn:   1.Nimanyahow...

Gabay Dulmi Baaje.Curiye Ibraahin Cawil Cali(Cawke)

Gabaygan waxaan kula hadlayaa rag aannu saaxiibbo nahay, muddo labo sano ahna aan xalaqaad diini ah wada baran jirnay, raggaasoo ku gacan-sayray xalaqaadkaas ayagoo ka tirsanaya sheekhii kitaabada noo...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.1aad P 16-20aad W/Q Ahmed Hayow

  Raage habeenkaas wuxuu gurigiisa yimid asagoo caga jiidaaya, intuu kursi ku fadhiistay ayuu la soo baxay sawirki ay Deeqa soo siisay, sawirkeedi intuu fiiriyay ayuu ku yiri: "Deeqa maxaad...

Hababka Loola Dagaallo Musuqmaasuqa Maamuleed

-------------------------------------------------------------------- Musuqmaasuqa maamul iyo kan lacageed waa dhaqan daashaday fagaaraha siyaasadda iyo nolasha bulshada Soomaaliyeed, ilaa uu ka mid noqday tiir kamid ah tiirrarka nolasheenna. Musuqu wuxuu jilbaha dhulka u...

Waayihii la soo maray aan wax kaaga sheego!

Waayihii  la'soomaray wax aan kaaga sheego? Waxaan garaadsaday iyada, oo dalka ay ka jiraan dagaallo sokeeye, dhulkuna uu u kala qoboban yahay hoggaamiyeyaal qabiil,       Magaalada waxaa ka muuqday burbur lixaad...

SHEEKOOYIN