Maamulka Laashin

1803 articles

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.31-35aad. W/Q Ahmed Hayow

  Raage inkasta oo loo sheegay inay adag tahay inuu u gudbo xaafadda Boondheere, haddana wuxuu soo warwareegaba wuxuu yimid gurigoodi, markuu albaabka ka soo galayna wuxuu arkay alaabti reerkooda...

Gabaygi (Koonfur Afrika ) Curiye abwaan Bilaal Axmed Wali

Gabaygan wuxuu soo baxay 22/04/2015, kadib markii soomaali badan lagu laayey amase lagu gubay laguna boobay xoolahoodii iyo hantidoodii. sidaan wada ognahayna wadanka Koonfur afrika ( South afirca) Wuxuu ka mid ahaa wadamadii soomaalidu ay ka taakulaysay...

DHEDHEMADA DHACDADII FEDERAALKA”

DHEDHEMADA DHACDADII FEDERAALKA”   waa faalo aan ugu tala galay in aan ku faaqido kuna lafa guro wixii laga dhaxlay federaalka iyo waxa laga faa iiday . 1 august 2012 ayey...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? p.26-30aad W/Q Ahmed Hayow

  Marki ay magaalada soo galeen, ayuu Dooli la soo maray saldhigi si uu warqada nikaaxa u soo tuso, markuu gaarigi istaajiyay saldhiga hortiisa, ayuu Raage la soo degay Jamaal,...

Illintii Macallinkaygii W/ Q: Cabdicasiis Maxamed Shidane

Illintii Macallinkaygii------------------------Wuxuu sii cagacagaynaayay ku dhawaad 60 sano, tinta ku taalla madaxiisa ilaa garkiisu waa wada gaduudantahay. Wuxuu ahaay baraha loogu jecelay dugsiga sare ee Usaama Bin Sayd, haybadda...

MOOTO BAJAAJ SIDA HA LOO DHAAMO W/Q: Cabdinaasir Xersi Iidle

MOOTO BAJAAJ SIDA HA LOO DHAAMO Markaad marto Xiliyada Shaqada Maalin walba Wadada dheer ee Maka Al-Mukarama gaar ahaan Isgoysyada muhiimka u ah isu socodka Dadka iyo Gaadiidka sida Isgoyska...

Su’aalaha ee ugu muhiimsan wareysiga shaqoraadinta(Interview-ga)

Su’aalaha ee ugu muhiimsan wareysiga shaqoraadinta.                      (interview-ga) Walaalkeyga shaqo raadiska ahoow,qoraalkan gaaban waa mid ku saabsan habka iyo hannaanka ugu fudud, ee aad uga jawaabi karto, Su’aalaha shaqa bixiyahaaga. Waxaan...

Aragtida Cadaaladda W/Q Ahmed Hayow

Cadaaladda dadku way jecel yihiin inay ku dhaqmaana waxaa ka horeeysa inay Cadaaladda bartaan, sida dadka badankii u yaqaanaana way ka duwan tahay, waana aragtida aan anigu ka qabo,...

Sooyaalka Noloshii Silloooneyd Q4AAD

Sooyaalka Noloshii Silloooneyd Q4AAD Markii Hanad ka soo degay baabuurkii, oo Nageeye ay is maca salaameeyeen, ma jirin, Hanad meel u asteysan inuu aado iyo meel u qorsheysnaydba. Xaalku waa...

Macallinnimo maalin ah W/Q Ramla Gobdon

Macallinimo maalina Dhallinyaro aad u badan, oo ka kala timid dalal kala duwan, waddankana ku cusub ayaan nahay. Keenna ugu badan wuxuu joogaa labo sano! Maalin walbo oo Isniin ah,...

SHEEKOOYIN