Maamulka Laashin

1803 articles

Dood iyo dareen!! (Sheekooyin gaa gaaban)

Hordhac: Dood iyo dareen waa qoraallo koo kooban oo u socda qaab sheekooyin ah, kuwaas oo aan si joogta ah ugusoo gudbin doono dareenka shacabka iyo doodaha ka dhexeeya ee...

Hankii loo qabay Haara !!

Waxa ay ahaayeen labo walaalo ah oo nolosha miyiga si wacan u garanaaya.Waalidkood oo mar aan dhaween tii rabbi u timid ayay dhaxal uga heleen neef sac ah oo...

Kaalay aan isu sheegnee!!

Waxaa jiray wiil magaciisu ahaa Garaad ​ oo aan aniga iyo isaga ahayn laba walaalo oo uu oday qura dhalay. Kala hooyo ayaan ahayn. Mid kasta oo inaga mida waxa uu...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 4aad Hani waxay ahayd gabadha Kaliya ee cideeda wax badana laga rajaynayay kalsooni badana lagu qabay, waana ku adkaatay runtii in ay ciddeeda u sheegto in ay...

Muqdisho shalay iyo maanta W/Q: Cabdixafiid Maxamad Xersi

Muqdisho shalay iyo maanta   Soomaaliya, waxa ay ku taallaa Qaarada Afrika, gaar ahaan, Geeska Afrika. Waxa ay ka kooban tahay 18 Gobolka. Waxay xad la leedahay Badweynta Hindiya, Jabuuti, Kenya...

Yaa waddani ah?

  Yaa waddani ah? Meeshii madala oo laysugu yimaadaba eraygaas WADDANI waad ka maqlaysaa, balse,  allow yaraa inta taqaan ujeedka iyo dulucda eraygaasi xambaarsan yahay ama  uu leeyahay. Qofkii madal ka...

Maansadda SUUBAN.

  Maansadda SUUBBAN, waa maanso wiil iyo gabadh si lama filaana ku kulmay,  ka dibna, haasaawe dhexmarey, iyagoo weliba dabaqaya dhaqanki Soomaaliyeed,  Wiilkii ayaa ka hadlaya,  habkii iyo qaabkey u...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q 23AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q 23AAD. Korneylkii oo dareemay in arrin murugsani jirto, ciidankiisana inuu furfurno u dhawyahay, haddii labada hoggaamiye isku dhacaan, laba colaadoodna ay dhex joogaan, mida koowaad oo...

XIKMADO KOOBAN : BY Mohamed Musa Sh. Noor

FAHAN DANTAADA Inta nafta ay kugu jirto ma jiraan wax la dhaho Qasaaro iyo Quusasho, maxaa yeelay waxaa mar walba jaanis u haysataa in aad dib u hanato wixii kaa...

Doontii degi weysay‏! W/Q: Anab Diriye

Doontii degi weysay‏!   Waddankeenna waqtigii gumaysiga ilaa hadda la joogo, hadba marxalad cusub buu geleyey. Dhibka oo waqti hore billoday, uuna garwadeen ka ahaa dhiigyacabkii gumeytaha, ujeedkii uu lahaa uma...

SHEEKOOYIN