Maamulka Laashin

1803 articles

Hodannimada Dalalka Muslimka. WQ/: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

       Hodannimada Dalalka Muslimka Qaybtii 7aad   Madaxwayne Bush iyo madaxwayne Obama Anigu waxaan TV-ga ka fiirsaday, waana kaddib markay USA ku duushay Ciraaq العراق , madaxweyne Bush oo leh: “The economy of this country...

Qandho jaceyl iyo guur qasab ah

Qanjo jaceyl iyo guur qasab ah Qeybtii 2aad Sanado badan ayaa ka soo wareegay markii Suleeqo loo keenay adeerkeed Samatar. Haatan waa gabar weyn oo qaan gaar ah. Waa tanoo misna...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 5aad Hani in su’aalo badan in ay sugayaan waa ogayd, waxbase uma arkin waxaas, wax walba waxaa uga darnaa xaalka ay ku sugnayd iyada iyo wiilkeeda inkastoo...

DANAYSI JACAYL! Q1AAD W/Q: Aamina Cabdillah

DANAYSI JACAYL! Q1AAD   Sahra way ku cusub tahay waddanka, waxay joogta muddo bila. Cid kama taqaanno magaaladda. Waxay guriga kula nooshahay ayeeyadeed. Sahra iyo ayeeyadeed waxay sugayan khad Maraykana. Cid...

Gabayga: Xabashi diid Curiye: Cabdiqaadir Weheliye.

     Xabashi diid.       Gabaygani waa  gabay ka xog warramaya, dhibaatada shisheeyuhu ku hayo, geyiga Soomaaliyeed,  sidoo kale waa gabay gubaabo ah, oo uu  Hal abuurku bulshada ku hogga tuseynaya, inay ka...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q24AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q24AAD.     Ilbir oo la yaaban waxaa soo kordhay, daalkii xalayna qaba ayaa yidhi; “ Waayahay adeer, wax hadalana kuma darsan ee wuxuu u dhaqaaqay dhinaca baabuurka Korneylka” Waa lays...

XIKMADO KOOBAN : BY Mohamed Musa Sh. Noor

SHALAY IYO MUSTAQBALKA   Laga yaabee in noloshaada saddex meel marka loo dhigo meel ka mid ah in ay ahayd Nolol aan xusuus lahayn, marka aan sidaa leeyahay waxaan ka wadaa...

Laba weershe iyo aniga!!

Marka aan Wiil Xamar ahay, Weershe waxa aan u aqaanaa qofka ay indhihiisu kala qalloocaan ee meesha uu fiirinayo maahee meel kale u jeeda. Labo nin ayay ahaayeen oo aan...

Hodannimada Dalalka Muslimka. WQ/: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Hodannimada Dalalka Muslimka Qaybtii 6aad   (Saddex) Dawladda maraykanu waxay ka amaahisaa Bangiga Adduunka oo dawlado galbeed iyo bariba sii amaahiya, sida talyaaniga iyo kuwo kaleba. (Afar) Waxaa ka amaahda bangiyada kale ee...

Hurdaayoow Soo Toos

  Waxaa jira dad badan oo jecel midnimada ummadda, oo ay dhibeyso kala qeybsanaanta ummadda, islamarkaana taageersan fekerka kala qoqobka ummadda, laakiin marka aad si fiican ugu fiirsato, sababta ay...

SHEEKOOYIN