Dhaqan doorinta iyo gumaysiga qarsoon waa mid soo jireen ah, oo hadba heer soo marayay waagii Saancaddaaluhu yimid geyiga bulshooyinka reer Afrika waxa ujeedkoodu ahaa in ay dhalan dooriyaan...
Qiimaha walaaltinimada leedahay ninkii Madi ah ayaa og, haddaad si fiican u dhugato dhaxalsidaha walaaltinimada Soomaalida ma dhiman, ma dhumin mana dheera ee waxaa dhaxda u istaagay ma toshe,...
Qorigii burjiga
Magaca Qori ismaris .markii aad aragto ama maqasho maskaxdaada waxaa ku soo dhacaya su'aalo u baahan in aad jawaab u hesho. Haddaba qoraaga buugga qori ismaris ustaad Muxyadiin...