Ganacsatooy su'aalahan jawaab ma u heli kartaan?.
Haddii aad aragto dal horumar la taaban karo gaaray, oo ilbaxnimo iyo quruxina ay ka muuqato ogow in ay ganacsatadiisu, si qiiro waddaniyadeed...
Sahra (Hees walwaaleed)
Hees walwalaaleedka ama heeso hawleedku waa qayb fac wayn, oo ka mid ah dhaqanka iyo hiddaha soo jireenka ah ee Soomaaliyeed. Waxa ay ka curataa hawl ka fog...
Gabay; Hadimmo!
1: Hal abuur abwaan hore ma ihi, Haaya gabaygoo dhan
2: Mase haabto maansuu qof kale, Hawl u galay weyne
3: Calashaan hibaan qaar u helay, Hodan ahaanteeyda
4: Ha yeeshee,...