Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
suugaan
Maanso
“Midnidamada taageer” Maansadii 10AAD ee Silsiladda MIDNIMO
Maamulka Laashin
-
October 28, 2014
0
Maansada; Midnidamada taageer Waa maanso ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 10AAD ee silsiladda. Waxay sii xoojinaysa sida ciwaankeeduba yahay aragtida midnimada ee maansooyinkii ka horreeyey ku jirtay, waxayna...
SII AQRI
Maqal & Muuqaal
Maansadii “Eeddo” curiye; Maxamed Cilmi Dhicisow
Maamulka Laashin
-
October 26, 2014
0
Maansadii Eeddo Maansadan"Eeddo" waxaa curiyey Maxamed Cilmi Dhicisow waxaana ku dhaliyey curinteeda Eeddadii Canab Cabdi Ciyow, balse, uu u hibeeyey dhammaan eeddooyinka iyo hooyooyinka Soomaaliyeed. Daawasho wacan muuqaalka oo maanta la soo saarey; https://www.youtube.com/watch?v=irW4VtSnMRg&list=UUWzO-5RY0QI6xt4_RdU3dfw Mahadsanidiin
SII AQRI
Maanso
Maansada; GUBTAANYO! Waxaa curiyey; Hodan Sheikh Cumar
Maamulka Laashin
-
October 22, 2014
0
Maansada; GUBTAANYO! Inkastoon gu' weyn jirin Garaadkeygu dheereyn Oon waliba gabar ahay Garashada markay tahay Dadka aan u gaabnahay Oonan guurti hadalkeed Iyo mici galool oday Garta madal ka jeediya Nin sidii garrami karin Waan uun gubanayaa! Afkaan Guulle igu...
SII AQRI
Qoraallo
Farriin ku socota Qubuuraha!! (Sheeko curis ah)
Maamulka Laashin
-
October 21, 2014
0
Farriin ku socota Qubuuraha!! (Sheeko curis ah) Sida caadada ii ahaydba markuu waagii soo dillaacay ayaan gurigeyga kasoo tallaab qaaday anigoo usoo gucleynaya goobtii Shaqadeyda . Maalintu waxbana iigama duwana maalmaha...
SII AQRI
Maanso
“MAANGAAB” Maansadii 9AAD ee Silsiladda MIDNIMO
Maamulka Laashin
-
October 20, 2014
0
MAANSO; MAANGAAB Waa tix ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 9AAD ee silsiladda. Waxay sii xoojinaysa aragtida midnimada ee maansooyinkii ka horreeyey, waxayna ku billaabatay sidan; Dunidaan mugga waynle Milgaheeda dhammaan Mowlahay...
SII AQRI
Maanso
“DARDAARAN” Maansadii 8AAD Silsiladda MIDNIMO
Maamulka Laashin
-
October 20, 2014
0
Maansada; DARDAARAN Waa tix ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 8AAD ee silsiladda. Waxay sii xoojinaysa aragtida midnimada ee maansooyinkii ka horreeyey, waxayna ku billaabatay sidan; Maansada; DARDAARAN Meeshan gocanayaad Mudmuddeen ayaantee...
SII AQRI
Curis
Wuxuu gurtay mirihii godobtiina!! (Sheeko kooban)
Maamulka Laashin
-
October 16, 2014
0
Wuxuu gurtay mirihii godobtiina!! (Sheeko kooban) Naftiisii ayaa canaanatay. Wuxuu cusleystay oohinta iyo calaalka hooyadiis ay maalin iyo habeen la dul joogto isagoo ku jiifa sariirta oo uu bukaan ku...
SII AQRI
Qoraallo
Waa siduu Aabe yiri (CURIS YAR) W/Q Maxamed Cabdullaahi Dhaaleey…
Maamulka Laashin
-
October 14, 2014
0
Waa siduu Aabe yiri (CURIS YAR) Wuxuu dhageysanayay Raadiyaha, markii aan halkii uu fadhiyay si fudeyd caruurnimo ku jirta ugusoo booday anigoo kasoo cararaya banaanka oo aan dheel ku haayay....
SII AQRI
Qoraallo
Shallowga Soomaali lagu wado, Shalaytaa ka dambayn! W/Q Saciid Muuse Axmed
Maamulka Laashin
-
October 14, 2014
0
Shallowga Soomaali lagu wado, Shalaytaa ka dambayn! Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa sii lumaya rajadii laga qabay ineey soomaaliya middowdo,waxaana ugu wacan oo laf dhuun gashay shacabka ku noqday, kooxo...
SII AQRI
Hees
DAAWO Heesti TOOYO ee Codkii Gaadaco iyo Faysal yare
Maamulka Laashin
-
October 14, 2014
0
SII AQRI
1
...
36
37
38
...
44
Page 37 of 44
SHEEKOOYIN
W/Q: Abdulle Abdi Karim Bad Caashaq Badanaa
November 3, 2026
Abaabinta Suuban: W-Q Abdulle Abdi Karim
October 17, 2026
ADDUUN WAA HAR LABADIISE GELIN! W-Q Abdulle Abdi Karim
August 26, 2026
Damac Dad iyo… W-Q Abdulle Abdi Karim
July 31, 2026
YAA KA DANBEEYA OLOLAHA: W-Q : Maxmud Adan Jaamuus
July 30, 2026
Hooyadu waa lama huraan W-Q Abdulle Abdi Karim
July 28, 2026
Cart
Your cart is empty!
Return to shop