suugaan

Maansadii Qabirlaay oo ka mid ah, Silsilad maanseedki Qoomamo

  Maansadan  waxaa la yiraahdaa  "QABIRLAAY"  waxayna ka mid tahay, Silsilad maanseedkii QOOMAME oo na dhex martay aniga iyo rag  badan oo  Jaallayaasheyda ah oo hal abuur ah,Silsiladda oo dulucdeedu...

Gabayga: Xabashi diid Curiye: Cabdiqaadir Weheliye.

     Xabashi diid.       Gabaygani waa  gabay ka xog warramaya, dhibaatada shisheeyuhu ku hayo, geyiga Soomaaliyeed,  sidoo kale waa gabay gubaabo ah, oo uu  Hal abuurku bulshada ku hogga tuseynaya, inay ka...

Gabayga: “Ka la mudan” Curiye: Cabdi Nuur “Waddani”

Gabayga: “Ka la mudan”   1. Gabay miid ah, maansiyo arar, mihindis suugaana 2. Muusoow anaa marin jiroo, Maalig ii dhigaye 3. Masalooyinkeygii haddaan, miimka ka higaadsho 4. Malmalluuqi maayee, haddaan, weliba miisaamo 5. Murtiyahanku...

Maansada: Ambaqaad

Maanso Ambaqaad Maansadan ambaqaad waxaan curiyay 17.09.2011 waxaana igu dhaliyay, dood ku saabsan in mar walba ummadeenu halhays iyo halqabsi ka dhigato, adduun weynahaa dhibaato nagu haya, faragelin shisheeyaa jirta,...

Gabayada Silsiladdi” Gedo aan taageerno”

Gabaygan ayaa waxaa igu dhaliyay qoraal uu soo gudbiyey Saaxiibkay Mohammed Hassan oo xusayo inay reer GEDO ku dhiiradeen, inay Gumaysiga umaddii Soomaaliyeed Hebedka ka wada dhigay laga gilgisho,...

Daawo: Gabayga Muftaax.

  Gabayga Muftaax,  waxaa Curiyey, Qoraa , Hal abuur, Yuusuf Xasan, Gabaygani waa Gabay qiiro badan oo ka hadlaya Midnimadda iyo awooda wada jirka,  waa gabay waddani ah oo ka turjumaya...

Gabaygii Ha tahriibin.

Gabaygaan lamagac baxay Hatahriibin waxaa curiyey abwaan Cali Saalax Siciid (Cali Daad) waxana uu tusaale iyo tilmaan waafi aha kabixinayaa dhibaatada guracan ee ay lakulmaan dadka naftooda iyo maalkooda...

Gabay Mahadnaq ee loogu talo galay Sannadguurada Laashin.

Gabaygan waxaan ugu talogalay Hambalyada Sannadguurada Maareeg aan kaga qaybqaatay Munaasabada Miisaanka huwan ee Mareegta LAASHIN.   Murtidu waa misbaax nuur leh iyo Muuq iftiin badane. Mahadho weeye taariikh gashiyo, Weliba maahmaahe. Mansab...

Maansadda Sir gemboon‏

Maansadda Sir gemboon‏ Maansadda, waxaa la yiraahdaa, “Sirgemboon” Maansaddan waxaan igu dhaliyey curinteeda, inaad raadraac ku sameeyo, sababihii dhaliyey burburka iyo dhibaatada jirta, aas aaskeeda, anigoo bidhaaminaya, meelaha aan...

Maansada: “I SU DARAN!” Curiye: Maxamad Xuseen Faarax

Maansada: I SU DARAN!   Indhowaydba DEELlEEY Ma daalacan, ma aan deyin Ma dallicin, ma dawdabin Dibnahayga uma furin Ma haaneedin Dowriyo Sidigtaydii Dacarreey Inta deebsho gaawaha Ma dambarin dambeeddada Faraskaygi Doollaal Isna dabarka kama furin Ha yeeshee, dakaan iyo Doobba gorayna maan...

SHEEKOOYIN