Geela iyo Geeska Afrika.
Waxtarka Geela.
Geelu waa xoolaha kan ugu muhiimsan isla markaana ugu waxtarka badan, xoolaha kale ee la dhaqdo geyigeena Soomaaliyeed, xoolaha kale wuxuu la wadaagaa labo dheefood,...
Maansadan magaceedu waa SAMAWADA, waxaana la curiyey 01. 01. 2016 waa maanso aan ku faalleynayo, sooyaalkii aan soo marney, iyo halka aan maanta joogto, Siiyaalka na sugo, waa maanso...