Gabaygani waa gabay ku aadan, Sanadguurada 43aaad ee Qorista Farta Soomaaliga taasoo horseeday inuu Afku helo, Agab lagu kaydiyo iyo Afaaf laga soo galo , waxaan mahadcelin ballaaran u...
Maansada Soorquureed.
Maansadan waxaa la yiraahdaa SOOR QUUREED, waa maanso ka hadlaysa, dhibaatooyinka socdaallada halista ah ee ay bulshadeenu inta badan mashaqada ku galaan ee TAHRIIBTA, anigoo intii awoodeyda ah...