Sheeko

Qurbahaa I qiima tirey. Q3AAD W/Q Maxamed Xaaji Xasan

                    Qurbahaa I qiima tirey. Q3AAD. War jiraaba cakaaruu iman ama aan si kale u iraahdee “Luuq luuq marow laasim laamigaas yimaadaahe” waxaa dhacday in maalin maalmaha ka mida aniga iyo...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd. Q35AAD.

  Sooyaalka Noloshii Sillooneyd. Q35AAD.   Dhibkii shalay mid ka daran baa yimid, markii Korneylku warku gaadhayna waxaa sii hulaaqday, colaadii oo gaadhay meel aad u qadhaadh, dagaalkiina weji kale ayuu yeeshay,...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.162aad W/Q Ahmed Hayow

Aabe Kaahin wuxuu orod ku yimid hotelki ay deganaayeen asaga iyo Qareen Ajay Verma, markaa ayuu Ajay uga sheekeeyay arrimaha ka dhexeeyay asaga iyo reer Baa Cubeyd iyo sida...

Waqtiga iyo tartanka nolosha W/Q: Aqwaan Xasan Jidhi

                        Waqtiga iyo tartanka nolosha Marka uu ku dhaliilo qof aad ka simantihiin astaamaha horumarka xagga dhaqaalaha tacliinta iyo deegaankaba waxay ka dhigantahay tusaaleyn nafsadaadana siin karta jaanis ay qaladkeeda ku...

Jamashadii qaadka W/Q: Cabdi Nuur Waddani

Jamashadii qaadka,                 Waxaan ku nooleeyn tuula ah oo ku taala miyiga, waxaan ahayn aniga iyo wiil aanu aad saaxiib u ahayn, da’deenu xiligaas waxay ahayd inta u dhaxaysa 15...

Dhunkashadii dhur beeshay!. Q-3aad.

Dhunkashadii dhur beeshay!. Q-3aad. Sheekadu waxa ay inoo mareysay, Nuura –bilan oo Daahir yare u soo dirtay warqaad rajo beel iyo murugo isugu jirtay, hasa yeeshee Daahir yare, intii uu ku...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q34AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q34AAD. Reer Kayse arrinkaas war kama aysan haynin, waxayna u qalab qaateen sidii ay arrinka loo keenay u dhiqi lahaayeen, gabadhooda cafis uga dalban lahaayeen, arooskeedana uga...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman Q.161aad W/Q Ahmed Hayow

  Rag badan oo uu kula kulmay Nairobi ayaa Raage kula taliyeen inuu magaalada iska dego, halkaana uu boos ka iibsado, ganacsina ka billaabo inta uu dalku ka xasilaayo, laakiin...

DUMAROW ASTURNAANTIINA ILAASHADA. (SHEEKO GAABAN)

DUMAROW ASTURNAANTIINA ILAASHADA (SHEEKO GAABAN) Khibrad ayaan u lahaa qalalaasaha ka dhex dhaca labada Qof ee xiriirsan, balse ma ahayn mid aan waligey filayay in uu igu dhaco. Xiriiro badan oo nuucyo...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd. Q33AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd. Q33AAD.   Hodan wax dan iyo muraadi kama hayaan, waxaa yimid Aabbaheed iyo adeeradeed, waxayna ku farxeen, kulankeeda, Hodan waa markii ugu horreysay ee ay aragto, Kalgacalka aabbaheed...

SHEEKOOYIN