Qurbahaa i qiima tirey Q5AAD
Habeenimadii ayaan isku dayay inaan reerkaygii Waco oon ku ooyo kana raaligeliyo wixii qalad ah ee aan hanfadnimada ku falay, telefoonkii hooyaday baan wacay, way...
Nabsi ma geline naf yahay ha ii darnaan! Q1AAD.
Waa gabar da’yar. Dabeecaddeedu la ma sinna midda dadka kale, oo waxyaabo badan ayey kaga duwantahay. Waa mid nafteeda ku kalsoon,...
Daahir markuu mootadi keenay jardiinadi Daljirka, ayay Raxmo diiday inay raacdo, waxayna ku tiri: "weligeey ma raacin mooto laba lugooleey, mana aqaan si loo raaco".
Daahir ayaa ku yiri: "mootada...
Qandho jaceyl iyo guur qasab ah Q3AAD
In door ah markii ay hadalo kaftan iyo sheeko qosol ku lammaanan yahay is weydaarsadeen, ayaa Muna oo sina niyada ugu heysa saaxiibteed...
Juudaanleey ama Orgobe.
Dabeecadaha uu dadleennu leeyahay ama dalkeena lagu yaqaan waxaa ka mid a ah in marba ay soo caan baxdo sheeko , dadkuna aad u xiiseeyaan, islana dhexmaraan,...
Qolo maad tahay Q 3AAd
Xamse wuu gabay naftiisii, waxaana ku dhacdey filanwaa, Xamse, wuxuu u arkaa iney Xaliimo ka dal doorsatay oo ay ka doorbidey mid ka dhaqaalo roon...