Sheeko

DIFAACAHEEDA AYAA DAGAY!!!!! (QISO MURUGO LEH) W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

DIFAACAHEEDA AYAA DAGAY!!!!! (QISO MURUGO LEH) Waxaanu ahayn Qoys yar oo iska ladan, Duruufa badan oo Nolosha ah oo aynan kuwada faraxsanayn waanu soo marnay, balse, ma ahayn duruufahaaas kuwa sababa...

MAXAA KALA HAYSTA, QOYSKA IYO QADDIYADDA SOOMAALIDA? BY: Aamina Abdillaahi

Waa Nin iyo xaaskii waa Aabbo iyo Hooyo kuwada nool Hoy qudha. Dersin Ubada oo ay dhaleen haysta, waa Dad waawayn oo Cirradu ay tinka madoobaysay. Qoykan waxa dhextaala...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) W/Q : MOHAMED MUSA SH. NOOR

                                                       “GODOB IYO GARAAW”                                                           (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybta 7aad   Ma ahayn mid uu filayay in uu iman doono Guriga gabadha uu sidaa yeelay, waliba isaga loo soo wadan doono...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) W/Q : MOHAMED MUSA SH. NOOR

                                                          “GODOB IYO GARAAW”                                                           (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybta 6aad   Dhacdadan xanuunka badan ee ku habsatay gabadhaas hinda ah oo safar ahayd, isma lahayn dhacdo nuucaas ah ayaad la kulmaysaa,...

Marka hore hooyaday indhaha ka rida! (Sheeko gaaban) W/Q: Burhaan Cali

Marka hore hooyaday indhaha ka rida! (Sheeko gaaban) Waxaa la yiri xilli ka mid ah waayihii dhexe ee aynu soo gudubnay ayaa magaalo ka mid ah dhulalka muslimiinta waxaa ka soo...

NASRO. (SHEEKO GAABAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Nasro (Sheeko gaaban) Waxaan ka mid ahay Hablaha Soomaaliyeed ee Qurbaha ku dhashay, waxaa dhacday in markii aan jiray Da'da 14 aad waa xilliga qaan gaarnimadayda la iga helay Cudurka Kansarka,...

Ninkayga ayaan ka cabsadaa!! (SHEEKO GAABAN) BY Mohamed Musa Sh. Noor

Ninkayga ayaan ka cabsadaa!! (SHEEKO GAABAN) Waan jeclahay, sababta aan ku jeclaaday is waydii ,hana i waydiin, waxa aan ku dhihi karo waa in aan aad u jeclahay. Waxaa laga joogaa 4...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) W/Q : MOHAMED MUSA SH. NOOR

                                                        “GODOB IYO GARAAW”                                                           (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybta 5aad   Dhib marka aad la nooshahay oo aad u bandhigayso meel ka baxsan naftaada waa in aad xaqiijisaa xalka dhibkaas in...

Tuuggii Garnaqsaday W/T: Barkhad Cabduqaadir Awcali

Tuuggii garnaqsaday Xilli hore ayaa waxaa jiray tuug, hadde keliya tuug ma ahayn, ee waxa uu ahaa tuuggii u-weynaa ee dadku ay xilligaas isla-sheegeen. Biliiskii, maxkamadihii iyo xataa boqorkii ayaa...

ASKARI XAQ RAADIS AH. (SHEEKO GAABAN). Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

ASKARI XAQ RAADIS AH. (SHEEKO GAABAN) Waxaan ahay Nin quudkiisa uu galay Qoriga ay Xabadaha ka dhacaan, waxaa ku noolahay Cabsi joogta ah, aniga waan ka cabsadaa dadkan, waayo waxaan hubaa...

SHEEKOOYIN