Sheeko

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:26AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

 Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Jabaq ayaa yiri: “Hooyo iyo Aabbo, wax yaab leh aa ley tusay cawada. Waxaan riyo ku arkay sicci naga maqnaa. Muddow ila hadlaayay. Waxa ow ii...

Saaxiibkaan Eersadey Q16AAD

Saaxiibkaan Eersadey Q16AADSalaan aan iyo is bariidin kaddib waxay Luul iyo Ladan isla meel dhigeen goobta iyo wakhtiga ay kulmi karaan, inkastoo ay Ladan  jecleyd in kulankoodu ka dhaco...

Horta yaa abaalgala hadduu jirase yaa gudi? Q25AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Horta yaa abaalgala hadduu jirase yaa gudi? Q.25AADXaaji Axmed, kolkii uu ka soo tegey reerkii uu soo booqday ee xididkiis , waxuu jac ku soo yiri waddadiisii dheereyd...

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q3AAD W/Q: Axmed Xaayoow(Aun)

 Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q2AAD Biibito ay dhallinyarada isugu yimaadaan habeenki ayuu Bashiir kula kulmay saaxiibkiis Yusuf oo markuu isha saarayba gacanta ku soo dhegay, markuu bannaanka biibitada ula...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:25AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

 Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:25AAD Jabaq iyo aabihiis ayaa kadin-ku-sheeggi weegaarkii ay xaarxaarteen is hor yuururay illaa laga gaaro saqdhexe. Marmar waxay u ekaayeen kuwo sheekeysanaaya, marar kalena waxaad...

Tuugsigii dadbanaa Q4AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Ugaaska)

Tuugsigii dadbanaa Q4AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Ugaaska)Waxaan dhax bilaabay inaan aqriyo tijaabadii labaad, anigoo la yaabanaa  qaybtii hore  waayo  isma lahayn  nin noocan oo kale ah ayaa magaalada kugula nool,...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q3AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q3AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)Qaboobe,Daahir iyo Gare waxay aadeen gurigi ,marki ay gurigi tageena waxaa gooni isula fadhiistay Qaboobe iyo Daahir oo iyaga xiisa iyo hilow...

Saaxiibkaan Eersadey Q15AAD W/Q: Cismaan M. Qanyare

Saaxiibkaan Eersadey Q15AADLadan iyaduna markay gurigeedi ay tagtay, waxay iyaduna gashay dhar iska bedel iyo qubeys si ay isaga dhaqdo dhegdhega wejigeeda ku yaal iyo haaraha dhirbaaxooyinkii ku dhacay,...

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q2AAD W/Q: Axmed Xaayoow(Aun)

RUN MISE BEEN?Q2AADBashiir gabadhi ugu horreysay ee uu xiriir la sameeysto waxaa la dhihi jiray Khadiija, wa xa uu ku bartay saaxiibkiis Cabdullaahi oo ay ilma adeer ahaayeen Khadiija,...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:24AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

 Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:24AAD  Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!Inta aanan dib ugu noqon dhafarki dheeraa ee reer Jabaq la soo dersay iyo sheekada inteeda kale, bal aan idiin soo gudbino...

SHEEKOOYIN