Sheeko

Horta yaa abaalgala hadduu jirase yaa gudi? Q.24aad W/Q: Xuseen “WADAAD”

Horta yaa abaalgala hadduu jirase yaa gudi? Q.24aad Maxaad Cali, Isagoo dhankakaxsan ayuu yiri: Maandhaay xaa dhacay (Xaa jiro)? seey wax yihiin?Raxmana si deggen oo qaboow ayay ku tiri: Aabow...

Tuugsigii dadbanaa Q3AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Ugaaska)

Tuugsigii dadbanaa Q3AAD.Aniga walli dhax mushaaxaya aqrintii cinwaanada buugaagta, ayuu istaagay, waxa uuna soo qabsaday jaranjaro ka sameysan alwaax oo isku laalaban labo jeer, maba sugine horey ayaan su'aal...

Saaxiibkaan Eersaday Q14AAD WQ: Cismaan Qanyare

Saaxiibkaan Eersaday Q14aadWaxay mid weliba u soo shiraacatey dhinaca  xafladdu goobtey ka dhacaysay, waxaana  la soo wada gaaray  goobtii Arooska  waxaa si lama filaan ah  barxad weyn oo haween...

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q1AAD W/Q: Axmed Xaayoow

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q1AAD.Galabnimo cadceedu sii dhacayso horaanta bisha November 1981ki ayuu Bashiir soo aaday guriga Habboon oo uu dhowr goor kor iyo hoos u dhaafay, asagoo ka...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:23AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:23AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!Jabaq ayaa hoosta ka yiri, “Aqool xumidi aad ka dhaxashay abootadaa aad rabtaa in aan ununkana ama annagana ku dhaxal weyno. Xeey isu...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q2AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q2AADSaadiq uu Daahir soo dhexjoojiyay Salaadda Casir keddib  wadda ay Soomaalida kor iyo bari isu dhaafayaan,wuxuuna ku yiri. “Walaal cinwaanki aad ii soo sheegtay waa...

Saaxiibkaan Eersaday Q13AAD WQ: Cismaan Qanyare

Saaxiibkaan Eersaday Q13AAD Luul  waxay kala dhex taagantahay  kala doorasho culus, haddii talooyinkii Xaali  ay raacdo reer u dhaqnaan maayo, haddii ay talada Layla raacdona waxay ka baqaysaa in...

KU XAD GUDUBKA XUQUUQDA DUMARKA GOORMAAN ISKA DEYN?!!!!!!

              KU XAD GUDUBKA XUQUUQDA DUMARKA GOORMAAN ISKA DEYN?!!!!!! Iyada oo yar ayey reerkeeda xoolo uga soo baddasheen si ay ugu noqoto Marwo uu dhaqdo oo uu ka helo Dad...

Horta yaa abaalgala hadduu jirase yaa gudi? Q.23aad W/Q: Xuseen “WADAAD”

Horta yaa abaalgala hadduu jirase yaa gudi? Q.23aad Wallee oday maxaad xaalkiisu ma dhib yara, tanna ma ugu biirtay? Oday Maxaad Cali, waa kaa gaddoon ka soo yiri, iyadoo mirif lagu...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:22AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:22AAD Ninkii aad u qabtay in ow ahaa horjoogihii qowleysatada ayaa bilaabay in ow sici salsalaaxo. Muddo markii ow xoodihaayay ayow sici lammada lugood ee dambe...

SHEEKOOYIN