Sheeko

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q28AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q28AAD Maamma Dahabo, waa isaga huleeshay reerkii ay soo booqatay, kaddib markii ay istaagga uun isku wareysteen iyada iyo Xaajiyo...

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q5AAD W/Q: Axmed Xaayoow(Aun)

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q5AAD Qofka waxa ugu horreeya uu barto ayuu goor walba raadiyaa, middaasoo ah waxay dadku ka siman yihiin, Bashiir shukaansigi ugu horreeyay noloshiisa wuxuu ahaa mid...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:28AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Odaygi ayaa haddana cabbaar aamusay. Inta uu farta kor u fiiqay sida qof wax tilmaamaaya ayuu yiri: “Horta waxaan kaa ilaabay-- ma ilaabine, dhiillaa na soo...

Tuugsigii dadbanaa Q6AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q6AAD Waxaan ku dhahay, bal waxa faahfaahin ma iga siin kartaa, arrintii maanta iyo masaajiidka aan kulanay? Waxa uu yiri haa, balse waxaan ka jeclaa inaan qoraal ahaan...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q27AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q27AAD Reer Maxaad Cali, waxaa waagu ugu baryay welwel iyo hurda la'aan. Waxeey la yaabeen waxa helay Xaaji Axmed...

Saaxiibkaan eersaday Q17AAD. W/Q: Cismaan M. Qanyare

Saaxiibkaan eersaday Q17AAD.Sida  qorshaha Xaali ahaa waxay muddoba  ka daba wareegayeen iyada iyo gabdhaheedii sidii ay uga dhaadhacsiin lahaayeen Samiira uguna qancin lahaayeen inay  aroosto, iyagoo u tilmaamay gabdho...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:27AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:26AAD  Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Hooyadi iyo Aabihi reer Jabaq ayaa bilaabay in ay dib u-milicsadaan waayawaayo tegay. Wax beri hore tegay, asii raadkiisu weli muuqdo...

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q4AAD W/Q: Axmed Xaayoow(Aun)

Wallow ay fogaatay habeenka ballanta loo dhigay Bashiir haddana waxaa uga darneyd inaanu ogeyn sidduu qorshahoodu noqonaayo iyo in aanay meel cayimin ku ballamin, hadalkoodana aanu dhaafin laba habeen...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q26AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sida muuqato xaafadda reer Xaaji Axmed ,waxaa lagu heshiiyay in la hakiyo socdaalkii lagu cara celin lahaa Maamma Kutubo. Waxaa guuleystay taladii Xaajiyo Batuulo ee aheyd Waa aroosad cusube...

Tuugsigii dadbanaa Q5AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Ugaaska)

Kolkii la iga cellin waayay, ayaan ku iri soo daaya, maslaxa diid madarka ayuu ku jabaa wixii aan kala helno yuusan waxba iga siin, waa la soo fasaxay waxaa...

SHEEKOOYIN