Beertii Nagaashaha
Waa Siibad yar oo galbeed ka soo oodan, dhanka barina bursho yar kaga beegan. Qudaar Yaanyo u badan ayaa ka belbelaysa, oo dabayshu si arxan daran u babbinaysaa. ...
Il iyo Baal Q1AAD W/Q: Shaafici Maxamed
Waxaad ahayd addoomada Alle abuuray midda ugu garaadka badan, marka loo eego aynigaaga. Firfircoonida iyo fool furnaanta ayaad la dhalatay lana barbaartay. Sahra...
Ma ahayn in laga cabsado araggiisa, waxa ay ahayd in lagu farxo muuqiisa. Ma ahayn in uu dilo saydigiis, waxa ay ahayd in uu wax badan akhriyo si uu...
DULMAN Q1AAD
Dulman, waxay ku dhalatay kuna soo barbaartay Soomaaliya oo maamulla'aan ah. Dhaca, boobka, dilka iyo kufsiguna ay ka mid yihiin nolol-maalmeedka. Indhaheedu waxay in badan qabteen; jidadka magaalada...
Faadumo waa cabursan tahay ciil daraadiis cunaha ayaa kala go’ay,madaxeeda waxaa ku hirdamaya is diidooyin, waxa iska soo daba dhacaya, xasuuso, weydiimo iyo arrima badan oo wareer galshay, qofkii...