Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q40AADKutubo, waxaa loo jabshay murxihi shadoorka ahaa oo ay la haadeysay, waxeeyna dib ugu noqotay Jikadeedii, si ay hawsheedii ama...
Bidhaanti i bi'isay! Q1AADWuxuu Baashe sii dhaweeyey walaashiis iyo laba carruura oo ay dhashay oo booqasho ugu yimid, doonayeyna inay u guryo noqdaan halkii ay ka yimaadeen oo ahayd...