Sheeko

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:36AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:36AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Subaxii dambe ayaa jikada laga waayay hooyadii guriga. Odaygi ayaa subaxaasi wiilashi u qooshay wax u eg afbilaw.  Duhurki marki ay dugsigi ka...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q35AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q35AAD Waa maxeey Xayawaankaan aan wax fahmeyn? Wasakhyahoow aan edebta laheyn, maxaad u garaacee albaabka? Maadaa nala leh ,Rufyaanyahoow...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:35AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:35AADSheeko, sheeko!Sheeka Xariir!  Faalisadi ayaa haddana ku celisay: “Kulmi maankaaga! Waxna ha dhaafin oo waxba ha dhaafin.”Gabadhi ayaa cabbaar aamustay iyada oo isku dayeysa in ay...

Damac iyo Dareen!!! (SHEEKO GAABAN). Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                          Damac iyo Dareen!!! (SHEEKO GAABAN) Damaca iyo dareenkuba waa daris, mar walba oo ay daris kula noqdaana waa kuwa ku indha tira, adiga oo dantaada gaaray, dibirana meel...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q34AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda?Q34aadReer Maxaad Cali, waxaa waagu ugu baryay farxad iyo reynreyn. Waxeey xalay ku seexdeen rajoqab sarreysa kolkii ay la kulmeen...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:34AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

        Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:34AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Toxob ayaa xasuustay qalfooftii sheekadi maankiisa ku soo maaxday. Aabbihii Samasuge ayaa sidi caadadu ahayd dhaqdhaqajiyey jocorti kuusnayd sida ruux wax dhunxinaaya ama...

Tuugsigii dadbanaa Q10AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q10AAD Waxey aheyd maalin roobaad oo jawiga aad u daganaa, roobkaan oo  bilawday habeen barkii ayaa wali si teel teel ah u da,aya oo ah mid lagu dhax...

Saaxiibkaan eersaday Q20AAD. W/Q: Cismaan M. Qanyare

Saaxiibkaan eersaday Q20AAD. Markay Booliisku gudaha soo galeen ayay yaabeen, markay arkeen nin Afku dunsan yahay iyo mid wejigu diirdiirmay, waxay kale oo la yaabeen in midna la dul dhoobna...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q33AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q33AAD Kutubo muggeey suulka saartay warqaddii saxiixa looga rabay ,waxeey u quntay xaggaa iyo jikada, waxeeyna iyada iyo gabadheeda Raxmo...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:33AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:33AADSheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Cagoole ayaa yiri “Qowleysato meel kasta ayay joogtaa oo markasta lama waayo duul dhac iyo duudsi wax ku doona ama raadsha.”Cagoole ayaa bilaabay...

SHEEKOOYIN