Sheeko

Bidhaanti i bi’isay! Q5AAD W/Q: Cabdiraxiin H Galayr

 Bidhaanti i bi’isay! Q5AADBilan iyadoo qol mugdiya ku jirta ayey indhaha kala qaadey, ma taqaan meel alle meel ay joogto waxay maqleysaa guux badan, waxaa lagu mudey irbad suuxineysa...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q42AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Odayadi waa kuwaa ugu dambeyn si qurux isu fahmay isuna garaabay.Cali Gaab waxuu garwaaqsaday dhibaha badan ee saaxiibkiis heysta. Adeer Hiloowle waxuu ka qaatay kaalin mug leh isu soo...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:42AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:42AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!Toxob oo weli aamiinsigi ku jira ayay Hooyadi tiri, “Bal aan si fiican iskaga hubino in aan ruunkaan si dhab ah uga guurno.”Jabaq...

Bidhaanti i bi’isay! Q4AAD W/Q: Cabdiraxiin H Galayr

Bidhaanti i bi’isay! Q4AAD Baashe cirka iyo dhulkaa la wareegay wuxuuna garan la yahay meesha laga soo galay iyo cida shirqoolka intaas le’eg h maleegtey.Baashe wuxuu wacdey Qareenkiisi wuxuu kale...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:41AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

 Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:41AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!Waagii markuu baryay ayaa ciddi intoodi kale ku soo keceen iyada oo hiindadii dab babbinayso. Odaygi ayaa hooyadii bariidiyay. “Shirmaad soo kacday,” ayuu...

Bidhaanti i bi’isay! Q3AAD W/Q: Cabdiraxiin H Galayr

Bidhaanti i bi’isay! Q3AADBooliiskii ayaa arrintii ku wareeray, waxaase markii dambe uu sheegay Baashe in boorsadeedii guriga taallo, lagana yaabo in dokumentiskeedii ku jiro.Balse waxaa wareerku yimid markii la...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q41AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q41AADOday Maxaad Cali iyo Kutubo, kolkii ay is qanciyeen, Kutubana odaygeeda qancisatay ayaa la kala seexday.Reerku, waxa ay la seexdeen...

Bidhaanti i bi’isay! Q2AAD W/Q: Cabdiraxiin H Galayr

 Bidhaanti i bi’isay! Q2AAD Bilan hubaal way la dhacdey Baashe  qofnimadiisa iyo noloshiisaba, Baashe waxay go'aansatay inay gacanta ku dhigto, haddaaney jirin gabadh uu jecelyahay danaheeda gaar ahaaneedna saldhig uga...

Tuugsigii dadbanaa Q11AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q11AAD Waxaan u imid Daahir oo aan ku balansaneyn inaan inuu ii dhammeystiro sheekadii qabyada noo aheyd, bslse intaa aan guda galin ayaan u sheegay beri subaxnimada hore...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:40AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q40AAD.Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!Toxob ayaa sidi ruux makalaalaxay fadhi-bood haw ah ku soo toosay. Inta ow indhaha kala furay ayuu saas ula raacay meeshi uu curadkiisu...

SHEEKOOYIN